“Arrintan ay wadaan Xukuumadda iyo Kulmiye mid Somaliland ku wada joogi karto maaha..”  Siyaasi Aadan Dhoollayare DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare), ayaa Dhalliilay Hab-dhaqan uu sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye bilaabeen, kaasoo uu tilaamay dhaqan nidaamka dimuquraadiyadda Somaliland ku cusub oo ay ku kacayaan inay Dadka Xisbiyada kale taageera xidhxidhayaan oo ay cabbudhinayaan, qaarna lacag ku iibsanayaan, taasina ay dhibaato ku tahay nidaamka…

Read More

Hargaysa: Dhaqdhaqaaqii Ciidul Adxa oo aad u Hooseeya Xoolihii ay Bulshadu Udxiyeysan Jirtay oo aan Suuq helin, Shaqaale badan oo Dawlada ka waayay Mushaharkoodii si ay Qoysaskooda uga Farxiyaan Iyo Amarkii Madaxweynaha oo Buray!!!

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay magaaladda hargaysa laga dareemayay in aanay suuqyada ka muuqan dhaqdhaqaaqii iyo Saxmadii ku saabsanayd u Diyaar garowga Ciidul adxa. Waxaana loo aaneeyaa inay arrintani ku timid dhawr qodob oo ay ka mid yihiin Sicir bararka dalka ka taagan oo Saamayn ku yeeshay Farxada Ciida…

Read More

“Xataa Haddii ay (Somaliland) ku Qancayaan inaan Xilkayga ku waayo waxa iiga Muhiimsan Midnimo….” Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal midho-dhal ah oo uu la furo Somaliland, isla markaana ka shaqeeyo midnimada Soomaaliyeed iyo isu-soo-dhawaynta Bulshada xataa haddii ay noqoto inay Walaalaha Somaliland ku qancayaan Kursiga Madaxweyne ee uu ku fadhiyo. Sidaa waxa lagu Sheegay War Kooban…

Read More

Gabadh Reer Somaliland Oo Ka Qaybgalaysa Tartanka Miss Afirka Ee Dalka Ingiriiska!!

London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gabadh reer Somaliland ah ayaa markii u horraysay ka qaybqaadanaysa bandhigga quruxda hablaha Miss Afrika ee dalka Britain oo la qabanayo sannadkan. Bandhigan oo ah sannadkii 7-aad, waxaa uu ka qabsoomayaa hoolka Royal Regency Hall ee magaalada London 14-ka Bisha October ee sannadkan. Miss Ayaan oo haysata dhalashada Ingiriiska, kana…

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Ku Margaday inuu Cadeeyo Sababta ay Itoobiya ugu Dhiibeen Hogaamiye ka Tirsanaa Ururka ONLF DAAWO

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha dawladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa Markii Kowaad waxaa wax laga weydiiyey Warar sheegaya in dawladiisu ay dalka Itoobiya u gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu naanayso Qalbi Dhagax kaas oo Ciidamadda Somalia ay ka soo qabteen Magaaladda Gaalkacayo. Waxaa kale oo Raysal Wasaare…

Read More

Maareeyaha Shirkadii u Horaysay ee Somaliland ka Suurto Gelisa ka Faa’iidaysiga Tamarta Cadceeda oo Sharaxay Sababtii Keentay inay Shirkadan dalka ka furaan

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Sayid Cali Axmed waa Maareeyaha Guud ee Shirkada Golis Solar System Waa dadkii ugu horeeyay ee Somaliland ka bilaabay Mashruuc ku shaqeeya tamarta cadceeda oo laga dhigo Laydh amase Koronto. Maareeyaha Shirkada Golis Solar System Sayid Cali Axmed wuxuu Sharaxaad ka Bixiyey Marxaladihii kala duwanaa ee Shirkadani soo Martay intii…

Read More

Telefishanka Itoobiya oo Xaqiijiyey in Dawlada Somalia ay Gacanta u Soo Gelisay C.kariin Sheekh Qalbi Dhagax oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha ONLF DAAWO

Addis Ababa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Dalka Itoobiya ayaa Cadeeyay in Dawlada Somalia ku soo Wareejisay Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsan Saraakiisha Ururka ONLF Waxaanu telefishanku sheegay in Sarkaalkani Sadexdii sano ee u danbeeyay uu ku sugnaa Gudaha Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=fwGsQToQX7U

Read More

Jab’hada ONLF oo Si ba’an ugu Dhaleeceeyay Dawladda Somalia Go’aankii ay Itoobiya Gacanta ugu gelisay Sarkaalkii ka tirsanaa Ururkooda & Xukuumada Somalia oo ka aamustay!!! DAAWO

Washington 01. September 2017 (SDN/QJ):- Jabhada Xoreynta Ogadeniya ee ONLF ee la dagaalanta dowlada Itoobiya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku cambaareyneyso falkii dhowaan sarkaal ka tirsanaa Jabhadaas ay dowladda Somalia ugu gacan gelisay dowlada Itoobiya. Cabdikarin Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ONLF ayaa waxaa dhowaan degaanada degaano ka tirsan Galmudug ka soo qabtay ciidamada…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Noqday Mas’uulkii Kowaad ee Dunnida Muslimka ee Ka Damqaday Xasuuqa lagu hayo Qoomiyada Rohinga ee Dalka Parma

Istanbul 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa dalbaday in la dardargeliyo xal u raadinta dhibaatada bani’aadanimo ee haysata Muslimiinta Dalka Purma. Dalabka Madaxweynaha ayaa yimid ka dib markii uu khadka taleefoonka kula xidhiidhay madax badan oo ka tirsan caalamka islaamka, munaasabada ciidul adxaaga awgeed. Rajab Dayib Ordogan oo la hadlay…

Read More

Tirtiridda & Xasuuqii ugu Xumaa ee Qoomiyada Rohingya ee Myanmar iyo Daawashada Muslimiinta Caalamka Warbixin  DAAWO

Myanmar 01. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu maraynaa in aanay wax lala yaabo noqon, in Qoomiyad dhan dunida guudkeeda laga tir-tirayo, iyadoo indhaha Beesha Caalamku daawade markhaati ah ka yihiin, Walaalahood oo kuwa daawanayaana dhex-fadhiyaana ka damqan waayaan. Qul-qulka dhiigga iyo xasuuqa aan kala go’a lahayn ee ka socda waddanka Koonfurta Qaarada Aasiya dhaca ee Myanmar,…

Read More

Dhacdo Yaab Leh: Haweenay Ingiriiska u Dhalatay oo Da’deedu Tahay 72 Jir Misana Guursatay Wiil Ka Soo Jeeda Dalka Nayjeeriya oo Da’diisu Tahay 27 Jir & Ingiriiska oo Diiday inay Dal ku gal siiyaan Wiilkan!!!!

London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Ayeeyo Ingiriis ah ayaa niyadjab xun iyo murugo xad dhaaf ah la kulantay kadib markii ay dawladda Ingiriisku diidday in ay dal-ku-gal siiso wiil 27 sano jir ah oo ay guursatay. Haweenayn oo 72 sano jirtay waxaa lagu magacaabaa Angela Nauchoko, waxa aanay ka soo jeeddaa degmada Dorset ee koonfurta…

Read More

Dalka Kenya oo uu Qaali ka Noqday Hilibka Dameeraha oo Loo Dhoofiyo Shiinaha oo uu Suuqiisu Xaami yahay

Nairobi 01. September 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha dameeraha ee Kenya ayaa seddax jibbaarmay lixdii bilood ee la soo dhaafay sida ay sheegtay Hay’ad udoodo arrimaha xayawaanka. Sare u kaca ayaa yimid ka dib markii dalabka Shiinaha oo batay, halkaasoo dameeraha looga adeegsado dawo dhaqameed, iyadoo Sidoo kale, Shiinaha waxaa laga cunaa hilibka dameeraha oo loo arko…

Read More

Madaxweynaha Somalia Mudane Farmaajo oo Shacabka Somaaliyeed u Diray Fariin ku Saabsan Munaasibada Ciidul Adxa DAAWO

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay ku sugan yihiin, caafimaad, horomar iyo barwaaqo, isagoo sheegay in arrimahaas lagu gaari karo xasilooni Amni oo si dhammaystiran uga hirgasha guud ahaan dalka….

Read More

Raysal Wasaaraha Dalka Ciraaq oo Cadeeyay inay Si buuxda Gacanta ugu Dhigeen Magaaladda Talcafar Kadib Dagaal Socday 320 Cisho

Baghdad 01. September 2017 (SDN/QJ):- 320 maalmood oo dagaalku ka socday Gobolka naaynawa ee dalka Ciraaq ayaa raysalwasaaraha wadankaas Xaydar Al-Cibaadi waxa uu ku dhawaaqay khamiistii maanta in ay si buuxda u wada qabsadeen Magaalada Talcafar oo ahayd Magaaladii ugu dambeeyey ee la ogaa ee gacanta ugu jiray kooxda dawlada islaamiga ah ee Daacish. Dagaalyahandii…

Read More

Maxkamadda Ayuu Ku Hamaansaday Kadibna Waxaa Lagu Xukumay 6 Bilood oo Xadhig ah!

New York 01. September 2017 (SDN/QJ):- Sannadkii 2011  garsoore  Maraykan ah oo wakhtigaasi ridayay go’aanka xukunka uu gaadhay ayaa ku xukumay nin lagu magacaabo Clifton Willymer  oo ka mid ahaa dadkii go’aanka maxkamadda dhegaysanyay xukun 6 bilood xadhig. Xaakinka ayaa ka cadhooday ka dib markii uu ninkaasi aad u hamaansaday oo dadkuna kuwada jeesteen dhowaaqa…

Read More

Hogaanka Sare ee Xisbiyadda Qaranka oo Fariin ku Saabsan Ciidul Adxa u Diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxda Sadexda Xisbi Qaran ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay inay…

Read More

Qaanuun Shiinuhu Soo Saaray oo Qofkasta Ku Waajibiyey inuu Waalidkii u Samofalo & Qofkii ka hor Yimaada oo Ciqaab la Kulmaya!!

China 01. September 2017 (SDN/QJ):- Qaanuunka Samafalka iyo ixtiraamka waalidka ayaa dalka Shiinuhu soo saaray sannadkii 2012. Sharcigan ayaa dhigaya in waalidku soo dacwayn karo ilmaha uu dhalay ee si joogto ah u soo booqan waaya. Sharciga ayaa khasab kaga dhigaya qof  kasta inuu u samafalo waalidiintiisa ilaa inta u dhimanayo. Waxaana jira ganaax lacageed…

Read More