Dhawr Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo Shaaciyey inay Ka Baxeen Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid Kuna Biireen Xisbiga Waddani DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ilaa Todoba mudane oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay inay ka baxeen xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.   Todobadan mudane ayaa ah mudanayaal ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, fadhigooduna ahaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.   Xidlhibaanadan ayaa sheegay in ay, gabi ahaanba iska…

Read More

Mid ka Mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Ka soo Jeeda Gobolka Awdal oo si adag ula Hadlay Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ee Golaha Wakiiladda ee Sheegay inay Ku Biirayaan Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka boosha iyo isgaadhsiinta Somaliland mudane Mustafe Faarax Abraar, ayaa si adag uga hadlay xildhibaano dhawaan ka dareeray xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.   Wasiirku isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Xildhibaanada reer Awdal waxaan leeyahay waar raga qowlbaa xidha dumarna meherbaa xidha, raga qowlbaa xidha inaad…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Ka Hadlay Shixnado Ganacsi oo Ku Xaniban Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil ee alaabta kala soo degta, kana dhoofisa dekedda Berbera ayaa qaylo dhaan ka muujisay isbedelka hoos u dhaca ah eek u yimid dekedii Berbera tan iyo intii DP world ay la wareegtay maamulka dekeedda. Waxaa dhawrkii Maalmood ee la soo…

Read More

Wefti isugu Jira Komiishanka Doorashooyinka & Madax ka Tirsan Axsaabta oo Soo Kormeeray Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool oo Qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu ka socoto DAAWO

Kala Baydh 16. August 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiilo ka socda Sadexda Xisbi qaran ayaa soo kormeeray deegaanka Kala baydh ee Gobolka Sool oo ay si habsami ah uga socoto hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Jiido badan oo Gobolka Sanaag ah ku soo Maray Kormeer ay ugu Kuurgalayaan Sida Dadweynuhu u qaadanayaan Kaadhka Codbixinta DAAWO

Badhan 16. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxda Komiishanka Doorashooyinka iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa ayaa Kormeer ku soo maray deegaanada bariga iyo galbeedka Gobolka Sanaag Gaar ahaan Ceel afweyn,Hadaaftimo, Badhan Iyo Jiido kale oo ay Maalintii shanaad ay ka socoto qaadashada kaadhka Codbixiyaha.

Read More

La Taliyaha Sharci ee Golaha Wakiiladda oo Qoraal Ka soo Saaray Qaraarkii Maxkamadda Sare ee Khuseeyay Khilaafka Golaha Wakiiladda

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa  soo saaray qoraal uu iftiimin sharci kaga bixiyey jawaabtii Maxkamadda Sare ka soo saartay dacwaddii uu u gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle. Qoraalka iftiiminta ah ee uu soo saaray Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir shalay, waxa uu…

Read More

Ambassador Cawil C. Ducaale oo ka sheekeeyay Taariikho Cajiib ah oo dhexmaray Isaga iyo Muuse Biixi Xili ay Mucaarid iyo Muxaafid kala ahaayeen!! DAAWO

Maydh 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ah la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia ayaa ka sheekeeyay Qisada Taariikh hore oo dhex martay isaga iyo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi.

Read More

Warbixin soo Bandhigaysa Sida la Yaabka leh ee Gudoomiye Cirro iyo Weftigiisa loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal la xidhiidha wacyi-gelinta qaadashada kaadhka codaynta doorashada ugu maqnaa goballada Sool iyo Sanaag, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxamaan…

Read More

Sheekh Mukhtaar Roobow oo ku Dhawaaqay inuu ka Baxay Al-Shabaab,Dulucda wada Hadlo u socda isaga Iyo Dawlada Federaalka Somalia & Hay’ada Xuquuqul iinsaanka oo Xaaraan ku tilmaantay in Cafis Loo Fidiyo DAAWO

Muqdisho 16. August 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee ururka Al-Shabab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sheegay inuu si rasmi ah uga baxay ururka Al-Shabab. Roobow oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, waxa uu sheegay inuu Al-Shabab uu hore uga baxay shan sano iyo toddoba bilood ka hor. Waxa uu sheegay inuu xilligaas ku…

Read More

Siyaasi Abiib Timo Cad oo ka Dayriyey Xaalada Dhismaha Waddada Ceerigaabo Isla Markaana Sheegay in Jidkaasi aanu ka Danbayn Hogaamiye Xirsi

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur Timocad ayaa xukuumada haatan ku dhaliilay mid ka baxsatay wadadii Ceerigabo, isla markaasna aanay wadadu ka danbayn wasiirkii madaxtooyada ee hore Xirsi Xaaji Cali. Waxa uus siyaasigani sheegay in xaalada wadadii Ceerigaabo ay liidato kadib markii wasiirka madaxtooyada ee hore meesha ka baxay, isla markaasna wasiirka…

Read More

Warbixin Telefishanka Aljazeera Ka Diyaariyey Rabshadihii ay Sababtay Doorashadii Dalka Kenya DAAWO

Nairobi 16. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin Telefishanka Aljazeera Qaybtiisa Englishku Ka diyaarisay rabshado Iyo mudaharaado ka dhacay dalka Kenya Oo taageerayaasha musharaxa laga badiyay Odinga dhigayaan. Doorashadii dhowaan ka dhacday dalka Kenya ayaa waxaa ku guulaystay Madaxwayinihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta waxayna taasi keentay inay si wayn u Cadhoodaan…

Read More

Ururka Dalsoor Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay Inay Wakhtiga Doorashada Dib U Dhigaan Haddii Aanay Xakamayn Karayn Axsaabta Qaranka

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Waddaniga ah ee Dalsoor, oo ah urur ka shaqeeya arrimaha danta guud iyo waddaniyada ayaa shir jaraa’id ku Magaalada Hargeysa, kaasoo uu baaq ugu diray komishanka doorashooyinka qaranku. Ururku wuxuu sheegay in baaqani uu ka dhashay ka dib markii ay arkeen in olole ballaadhan ay labada xisbi ee Kulmiye…

Read More

Khubaro Shaaciyey Suurto galnimada in Dahabka lagu Daawayn karo Cudurka Halista ah ee Kansarka!!

Scotland 16. August 2017 (SDN/QJ):- Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey ayaa lagu ogaaday suurtagalnimada in dahab la shiiday lagula dagaalami karo cudurka kansarka. Culimada seyniska oo ka tirsan jaamacadda Edinbrugh ee gobolka Scotland ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dahabka loo adeegsan karo in lagu xakameeyo unugyada Kansarka. Kooxdan dhakhaatiirta ah ayaa adeegsaday walxaha…

Read More

Gorgorka Mushaharka ugu Badan ka qaata Qaarada Yurub & Shaqadiisa oo ah inuu ilaaliyo Nadaafada Qalabka Xidigiska ee Hawada sare

London 16. August 2017 (SDN/QJ):- Arrimah ugu muhiimsa ee qalabka Xidigiska iyo hawada sare loo adeegsado (Astronomical equipment) ayaa ah inay nadiif ahaadaan , iyagoo markaasi u sheqeeya sida ugu wanaagsan. Sidaas darteed xarunta European space station ee loo yaqaan Estrack ayaa shaqaalaysay shimbir Gorgor ah si uu ilaaliyo nadaafada xaruntan. Gorgorkan oo lagu magacaabo…

Read More

Qisada Nin Turjumaan ah oo ka hawl gala Xafiiska Baarlamaanka Midowga Yurub oo Ku Hadla 47 Luuqadood

Brussels 16. August 2017 (SDN/QJ):- Mr.Ioannis Ikonomou oo u dhashay dalka Giriiga ayaa ah madaxa qaybta turjumadda ee barlamanka Yurub tan iyo sanadkii 2002 ( European Commission in Brussels). Ioannis ayaa ah nin ku hadla 47 luqadood oo kala duwan, waxaana ka mid ah luqadaha u waaweyn ee uu ku hadlo Greek, English, German, Italian,…

Read More

150,000 Oo Qof Oo Sannadkiiba U Dhimanaaya    Cimilada Sii Xumanaysa Dhammaadka Qarniga 21-aad Daraasad Cilmiyeed hor leh!!

Moscow 16. August 2017 (SDN/QJ):- Khubaro kala duwan oo ka socday jaamacaddo dhawr ah ayaa daraasad ay sameeyeen waxa ay ku sheegeen in ay sadaal ay sameeyeen oo la socotay daraasaddooda ay ku ogaadeen in cimilada sii xumaanaysaa ay dili doonto sannad walba 150,000 oo qof marka uu dhamaado qarniga 21-naad. Kooxdan ayaa muddo waday…

Read More

‘’Tigidhkii Dahabka ahaa’’ Ma Khiyaamu Sameeyay Mise Shirkada ayaa Khalad Gashay?

New York 16. August 2017 (SDN/QJ):- Steve Rothstein waa nin u dhashay Maraykanka,  sanadkii 1987 ka iibsaday shirkada dayuuradaha Maraykanka tigidh lagu magacaabi jiray Golden Ticket ( Tigidhkii Dahabka ahaa) kaasi oo qiimihiisu dhamaa 250 kun doller. Tigidhkaasi ayay shirkaddu ugu ogolaanaysay qofka iibsada inuu ilaa inta uu nool yahay meel kasta Dayuuradaha shirkadda ugu…

Read More