‘’Midab Takoorku Waa Shar Kuwa Qaska Iyo Rabashadaha ka wada Maraykanku Waa Munaafiqiin aan Weji ku lahayn dalkan’’ Madaxweyne Donald Trump
Washington 16. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay rabshadaha ka cusurinimada ku salaysan ee ka socda gobolka Virginia, wuxuu sheegay inuu midab-takoorku yahay shar ummaddaha kala kexeeya. Wuxuu dambiilayaal ku tilmaamay kuwii masuulka ka ahaa fowda iyo qaska, Trump wuxuu magaacbay ururo ay leeyihiin caddaanku oo cunsurimo ku caan baxay. Haweenay 32 jir…
