“Hadii qofku yidhaahdo diimahu waa isku mid isagoo islaam ah, diintuu kaga baxayaa..”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir
Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in qofkii yidhaahda diimahu way siman yihiin, isagoo muslim ah uu diinta islaamka kaga baxayo, culimada islaamkuna dhamaantood isku raacsan tahay. Qeybtii labaad ee khudbadii uu Sheekh Maxamed kaga hadlay halista kiristaanka iyo in la simmo diimaha ayuu ku bilaabay: “Nusuus…
