Cugashadda Gudoomiye Faysal ee Ku Xigeenkiisa oo La Wada Sugayo iyo Saadaasha Sida uu u Bedeli karo Jewiga Siyaasadda Somaliland
Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa weli laga sugayaa inuu soo xusho murashaxiisa madaxweyne-xigeen ee doorashada madaxtooyada. Faysal ayaa looga bartay inuu arrimaha siyaasadda si deg deg ah go’aan uga gaadho, laakiin waxa ay dadka siyaasadda falanqeeyaa aaminsanyihiin in Faysal uu doorkan wakhti siiyay soo xulashada murashaxa madaxweyne-xigeen,…
