Guddida Doorashada Jubaland oo loogudbiyay musharaxiin u tartamay Baarlamaanka
Kismaayo November 19, 2024(QJ) – Guddiga doorashada Jubaland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyay galka xubnaha cusub ee golaha wakiilada Jubaland. Xubnahan ayaa beelaha dega Jubaland u matali doona Aqalka Saddexaad ee Baarlamaanka. Odayaasha dhaqanka ee beelaha Jubaland ayaa si rasmi ah galka xubnaha cusub ugu wareejiyay…
