WFP oo joojisay Cunto qeybin ay ka wedey Khaatumo
Laascaanood November 30, 2024(QJ) – Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ku dhawaaqday inay si ku meel gaadh ah u joojisay dhammaan hawlihii ay ka wadeen deegaanada SSC-Khaatumo, sababo la xidhiidha amni darro iyo dhac baahsan oo saamayn ku yeeshay qaybinta gargaarka bini’aadantinimo ee deegaankaas. Qoraal rasmi ah oo uu soo saaray agaasimaha WFP ee…
