Dalka Yugandha oo Bogaadiyey horumarka JSL ka gaadhay dhinacyo kala duwan
Addis Ababa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Yugandha ayaa boqaadiyey horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ka gaadhay dhinacyada nabadgelyada iyo dimoqraadiyada, sida lagu sheegay kulan safaarada JSL ee Itoobiya ku dhexmaray Safiir-xigeenka JSL Ayaanle Salaad Diiriye iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda Uganda H.E. Sam Kahamba kutesa. Sida lagu sheegay qoraal safiir Ayaanle Salaad ugu talogalay warbaahinta ayuu ku…
