Macalin Iskuul oo Feedh Kaga adkaaday Ninka haysta Horyaalka Feedhka Adduunka !! SAWIRO

Australia 04. July 2017 (SDN/QJ):- Jeff Horn oo u dhashay dalka Australia horeyna u ahaa macalin Iskuul ayaa taariikh lama ilaabaan ah u dhigay ninka haysta horyaalka feedhka adduunka Manny Pacquiao oo u dhashay dalka Filipiin.   Ninkan u dhashay dalka Australia ayaa feedh dhulka la dhigay kagana adkaada ninka taariikhda aduunka galay ee Manny…

Read More

1st July 1960 – Wixii Mar Kaa Qaldamay oo ad Sixi Waydaa, Mar Labaadna uu Kaa Qaldami Karaa

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- 1da July waa maalintii koonfurta Soomaliya ee Talyaanigu isticmaarsanayey ay gobanimada qaadatay. Waana munaasabad labaad oo ah, maalintii ay isku darsadeen koonfurta Soomaaliya iyo Soomaaliland oo ay sameysteen dawlad midow ah oo la yidhaa Jamhuuriyadda Soomaaliya. Marka wakhtigeedii la joogo, waa taariikh aad u weyn oo kulmisay laba munaasabadood oo…

Read More

‘’Ingiriisku Ma Aqoonsana Somaliland,Laakiin Waanu la Dhacsanahay Waanan Taageersanahay’’ Safiirka Uk u Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia

London 03. July 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire David Concar, ayaa sheegay in inkastoo aanu Ingiriisku aqoonsanayn Somaliland haddana uu Ingiriisku la dhacsanyahay. Danjire David Concar, oo u waramay BBC-da, ayaa su’aalaha la weydiiyay waxa ka mid ah mawqifka Ingiriiska ee madaxbanaanida Somaliland, waxaanu safiirku ku jawaabay “Sida aad…

Read More

Prof Cali Khaliif Galaydh oo Xogwaran Taariikhi ah Siiyey Barnaamijka Xusuus reeb & Arrimo la Yaab leh oo uu Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka Xusuus Reeb ee Ka Baxa Telefishanka HCTV isla Markaana uu soo Saaro Weriye Maxamud Cabdi Ducaale ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh waxa uu la Yeeshay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Isla markaana Xil Raysal wasaare ka soo qabtay Xukuumadii Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan ee Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=k1xbCOvxQ-E

Read More

“Dastuurka Somaliland-Na Meel Ay Kaga Taalo  Laba Madaxweyne Iyo Laba Khaatumo Laba Maamul Iyo Laba Dowladood Iyo Laba Gole Anigu Maan Arag” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah xildhibbaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa weerar afka ah ku qaadey siyaasi Cali Khaliif Galeydh oo uu sheegay in aanu meteli Karin beesha Dhul-bahante isaga oo carabka ku dhuftay in aanay dadkaas meteli Karin dad kooxo ah oo hadba ku shaqeysanaaya magac gaara….

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Xukuumadda Iyo Xisbiga Ucid uga Digay inay Wiiqaan Xidhiidhka Somaliland la Wadaagto Itoobiya Iyo Jabuuti DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed C.laahi Uur cade ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in aanay sidii la rabay wax uga qaban Sicir bararka Xadhkaha goostay ee ka taagan Somaliland.   Waxaa kale oo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani uga Digay Xukuumadda Iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee…

Read More

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Sheegtay in aanay Xisbiga Waddani u Ogolaan doonin Dhisitaanka Garoonka Kubada Cagta ee Magaaladda Burco DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Md.Dhabbeeye, ayaa ka hadlay dhawaaq ka soo yeedhay Xisbiga WADDANI oo sheegaayey in ay dhisayaan garoonka Ciyaaraha magaalada Burco oo dumey, waxaana uu carabka ku dhuftay in aanay marnaba aqbali doonin garoonkaasi in uu dhiso Xisbiga WADDANI wakhti ay tahli kari waayeen dhisidda Garoonkaasi…

Read More

Wasiirka Caddaaladda Somaliland oo Ka Hadlay Maxaabiis Mudo dhaaf ugu Jira Xabsiyadda Somaliland & Qorshaha uga Meel Yaala

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Cadaalalda Axmed Faarax Cadare, ayaa ka hadlay waxa ka jira inay jiraan  maxaabiis iyagu xukunkoodu muddo dhaafay ama maxaabiis aan la xukumin oo iyagu jeelasha ku jira, waxaanu tilmaamay in kiisaska maxaabiistu ku xidhan yihiin dambi iyo madani, oo inta badan dambiilaha la xukumo, halka kiiska madaniga uu…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Sababta ay u Xusi Waayeen 26ka Juun iyo Ciddii Iska Lahayd Calanka Buluuga ah ee Somaliya DAAWO

Garowe 03. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somaliya, ayaa ka hadlay sababta ay u xusi waayeen 26ka Juun, waxaana uu sheegay in maalintaasi ay maalintii ay Somaliland qaadatay xornimaddeedii isaga oo sida oo kale na sheegay in calankii laga taagay Hargeysa ee Soomaali oodhan uug horreeyey uu ahaa calanka Blue-ga ah ee hada…

Read More

Xiisada Khaliijka: Isbahaysiga Sucuudigu Hogaamiyo oo Siddeed iyo Afartan Saacadood ugu Daray in Qatar ay Aqbasho Shuruudihii Lagu Xidhay & Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar oo Mawqifkooda u Gudbinaya Amiirka Kuwait

Riyadh 03. July 2017 (SDN/QJ):- Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48 saac ku kordhiyay wakhtigii kama dambaysta ahaa ee ay Qadar u qabteen si ay u aqbasho shuruudaha ay u gudbiyeen. Wakhtigii markii hore loo qabtay Qadar si ay u aqbasho shuruudahan ayaa ku ekaa Axaddii. Shuruudahaas 13ka ah…

Read More

“Farmaajo Khudbadiisii Aniga waxaa Iiga Soo Baxay InuuYahay Nin Taariikhda U Ciil-qaba, Waxaanan Leeyahay Nin ambaday halkuu aaday way ula ekoonaataye, Sow Waxaan Illaawaba Nin Xumi Ima Ogaysiiyo” Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland 

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada hawlaha Guud Gadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa bogaadiyay Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Erayo Afkiisa Ka Soo Burqaday Madaxwaynaha Somaliya Oo Khaladaad Badani ka Muuqdeen U Saxay. Wasiirka Oo Warsaxaafadeed uu Soo Saaray kaga hadlay khaladaadka ka muuqday khudbadda Farmaajo ayaa nasiib…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Xabsiga dhigtay Laba Macallin oo Lagu eedeeyay inay Ardayda ka qaateen Lacag Si ay Imtixaanka Shahaadiga ah si Hoose ugu Gudbiyaan DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Ayaa Sheegtay In Ay Xabsiga U Taxaabeen Lama Macalin Oo Ardayda U Fadhida Ama Ku Jirta Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Magaalada Berbera Ka Qaatay Lacag Gaadhaysa 1000 Dollar Isla Markaana Ugu Bedelayay Inay Siiyaan Qish Ama Ay U Soo Gudbiyaan Imtixaanka Oo Ka Shaqaysan.

Read More

‘’Xukuumadani Si Badheedh ah ayay u Inqilaabtay Distoorkii Dalka u Yaalay Iyadoo Ku Tumatay Xeerkii Gobolada iyo Degmooyinka’’ Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa Xukuumadda ugu baaqay in muddada kooban ee uga hadhay muddo xileedkeeda in aanay khilaaf iyo wax walba oo baajin kara Doorashada in aanay sameeynin, ee Doorashada wakhtigeeda ay ku qabato. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo u waramaya Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay…

Read More

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Dhawaan Loo Magacaabay Xisbiga WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco+ Taageerayaashiisa oo Fariin Adag u Soo Direy Muuse Biixi DAAWO

Burco 03. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha labaad ee dhawaan loo magacaabay Xisbiga WADDANI, ayaa si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Burco ee gobalka Togdheer iyada oo ay duleedka magaaladaasi kaga hor yimaadeen taageerayaal aad u baaxad weyn isla mar ahaantaana uu markii dameb na xaflad soo dhaweyna kaga qeyb-galay gudaha magaaladaasi.

Read More