Ku Simaha Madaxweynaha Oo Qaabilay Safiirka Somaliland/Somalia ee Maraykanka iyo Madaxa Hay’adda USAID Ee Nairobi SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday safaaradda uu Maraykanku ku leeyahay Nairobi iyo madaxa hay’adda USAID xarunteeda magaalada Nairobi oo Jamhuuriyadda Somaliland ku yimid safar muhiima. Kulanka ku simaha madaxweynuhu la yeeshay waxa ku wehelinayey wasiirka…
