Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Dhaqan-gelisay Amarkii Trump Uu Dalkaa Kaga Mabnuucayey Dadka Lix Dal Oo Muslimiin Ah

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu sareeysa dalka Maraykanka, ayaa sheegtay in ay ogolaatay qeyb kamid ah amarradii uu Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump uu Dadka Lix Dal oo Muslimiin ah kaga mamnuucay in ay galaan dalkaasi iyo weliba in si ku meel-gaadh ah loo hakiyo qaxootiga dalkaasi geli jiray. Maxkamadda sare ayaa Isniintii Doraad…

Read More

Aragtida Uu Adduunku Ka Qabo Maraykan Oo Aad Isku Beddeshay Doorashadii Doland Trump Ka Dib

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynenimada Donald Trump ayaa “saamayn wayn ku yeelatay sida uu Adduunku u arko dalka Maraykanka”, sida lagu sheegay deraasad ballaadhan oo la sameeyay. Daraasaddan waxaa sameeyay xarunta cilmi-baadhista ee Pew Research Center oo waraysi la yeelatay sannadkan in ka badan 40,000 oo ruux oo ku kala nool 37 dal.  …

Read More

Sixiroole Ka Towbad Keenay Sixirkii Uu Samayn Jiray, Iyo Wixii Ugu Yaabka Badnaa Ee Uu Arkay DAAWO

Jidaha 28. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Xaamid Aadam Muusaa waa nin u dhashay dalkaasi Suudaan, wuxuuna ahaa nin saaxiroole ah, oo dadka dhibaato u gaysan jray, ninkaani ayaa ka towbad keenay sixirka iyo falalkii xumaa uu ku dhaqaaqi jiray. Xaamid wuxuu ka sheekaynayaa, waxyaabihii ugu yaabka badnaa eee uu kala kulmay sixirkaasi iyo wixii maskaxdiisa…

Read More

Maraykanka Oo Ku Dhawaaqey Dalka Uu Cadowgiisa Rasmiga Ah U Aqoonsan Yahay Iyo Heerka Cabsida Uu Ka Qabo

New York 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka difaaca ee dalka Maraykanka James Mattis ayaa dalka Koonfurta Kuuriyada ku tilmaamay cabsida ugu weyn uguna khatarta badan ee amniga dalkiisa soo waajahaysa, isaga oo dhinaca kalana ka digay in uu dib u soo noqdo loollankii quwadaha waaweyn, marka la eego caqabadaha isa soo taraya ee awooddii hore…

Read More

Golaha Midowga Yurub Oo Ganaax Lacageed Dul Saaray Shirkadda Google iyo Balaayiin Doolar Oo Lagu Ganaaxay

London 28. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha midowga Yurub ayaa ganaax lacageed oo dhan 2.42 bilyan yuuro oo dhiganta ($2.7bn) ku soo rogay shirkada Google ka dib markii la ogaaday in shirkada ay si xun u isticmaashay awooddeeda. Goluhu wuxuu sheegay in adeegyada dukaamaysiga ee Google la siiyay caannimo aan dhexdhexaad ahayn marka ay timaado in…

Read More

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo Badbaadiyey 8 Kun oo Ruux 48 Saacadood ee u Danbeeyay

Roma 28. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada ilaalada xeebaha ee Dalka Talyaanigu waxa ay sheegeen in 48 saacadood ee la soo dhaafay xeebaha dalka liibiya laga soo badbaadiyey illaa 8 kun oo ruux oo doonayey inay u soo talaabaan dhanka qaaradda yurub. Sida uu baahiyey radio-ga Afrika-one Shalay oo salaaso ahayd talyaanigu waxay sheegeen in shalay…

Read More

Saddex Sano Jir iyadoo la Dilay Meydkeeda laga helay Laascaanood, Waalidka & Maamulka Sool oo ka hadlay SAWIRO

Laascaanood 28.June 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Subaxnimadii Saaka ka helay Meydka ilmo yar oo saddex sano jir ah, ka dib markii xalayto Qoyskoodu waayey; sida uu sheegay Aabbahad dhalay  ilmaha dhalay. Ilmahan yar ee Meydkeeda la helay oo ah Gabadh, ayaa la sheegay in laga soo qaaday…

Read More

‘’Yaan Hub Laga Iibinin Dalalka Khaliijka Khilaafka Qadar Awgii’ Seneter Bob Corker

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Seneter saamayn badan leh oo Maraykan ah ayaa sheegay in uu hor istaagi doono heshiiskii hubka lagaga gadi lahaa dalalka Carbeed ee Khaliijka tan iyo inta ay kala imanayaan “jid toosan” oo lagu xaliyo khilaafka Qadar. Bob Corker, oo ah gudoomiyaha guddiga Senetka u qaabilsan arrimaha dibadda ayaa ka digay…

Read More

Adeegga Internetka ee Fibre Optic Oo Maalintii 3 Aad Ka Maqan Koofurta Iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Markabrkii Samayn Lahaa…

Muqdisho 28. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii 3 aad ka maqan goblada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya Adeeggii Internetka ee loo yaqiinay Fibre Optic kaasoo ahaa Fiilada kaliya ee laga isticmaalayay inta badan Dalka Soomaaliya. Maqnaashaha Internetka ayaa yeeshay saamayn xoogan oo sababay in ay istaagaan inta badan adeegyadii guud ee aas aasiga ahaa iyo waliba…

Read More

Waraysiga Saylici iyo Wariye Axmed Siciid Cigge: Dhab mise Dheel-dheel? — W.Q:Maxamed Haaruun Biixi

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi aan shaqadiisa aqoonin, iyo Wariye la mid ah oo isna aan shaqadiisa aqoonin, amaba se xilkiisa hagranaaya, run ahaan waa masiibo Qaran. Shalay (26 Juun), waxa BBC ka hadlay Madaxwayne Xigaha SL, C/raxmaan Saylici oo uu warsaday Wariye Axmed S Cige. Saylici waxa uu ka hadlay qodobbo kala duwan….

Read More

Madaxweynaha Suuriya oo Booqasho Kedis ah ku Tegay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Ruushku Ku Leeyahay Suuriya

Dimishiq 28. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha suuriya bashaar al asad ayaa Shalay Galab booqasho kediso ah ku tegay saldhiga ciidamada cirka ee Xumaymiim oo  Ruushku ku leeyihiin galbeedka Suuriya ahna saldhiga ay isticmaalaan ciidamada Ruushka ee taageerada dhanka cirka siiya milateriga bashaar al asad. Baraha xidhiidhka bulshada ee ay leeyihiin taageerayaasha xukuumada suuriya ayaa lagu arkayey…

Read More

“Cabdiraxman Cirro Waxa uu Leeyahay Haybad iyo Karti uu Somaliland Kaga Dhigi Karo Dal Loo Siman Yahay.”.Siyaasi Cabdirashiid Jeeni

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Cilmi baadhista Xisbiga WADDANI Aqoonyahan Cabdirashiid Maxamed Aadan(Cabdirashiid Jeeni), ayaa si faah-faahsan u soo bandhigay waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin Murashaxiinta u tartameysa doorashada Madaxtooyada Somaliland ee saddexda Xisbi qaran, waxaana uu farta ku fiiqey in Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI uu lee yahay kari siyaasaddeed, mid khibaraddeed iyo…

Read More

”Madaxweyne Farmaajo Wuxuu la Maagan Yahay Somaliland Waxba Kuma Yeeli Karo,Munaasibadan 26 June Waxay ahayd Wixii Heeso la qaaday in la Qaado….” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Munaasibada 26 June ee 57 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26 June 1960-kii.

Read More

Jabuuti Oo Looga Dabaal Degay Xuska 40 Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Dalkaasi Xoriyada Ka Qaatey Gumeystihii Xukumaayey ee Faransiiska SAWIRO

Jabuuti 27. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta looga degtay xuska 40 guurada ka wareegtay maalinti dalkaasi xoriyadiisa dib uga qaatey guumeystihii xukumaayey ee Faransiiska Dhoolatus ay sameyeen ciidamada kala duwan ee ciidamadaasi ayaa waxaa goob fagaae ah  salaanta kaga  qaatey madaxweynaha dalkaasi Muddane Ismaciil Cumar Geelle.

Read More

”Waxaa la i Weydiiyey Maxaad u weynaysaan 18 May ee aad Hoos ugu Dhigtaan 26 June” Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay in Maalinta 26 June ay Tahay Maalin ay Somaliland gaar u Leedahay oo ah Markii ay Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiiriska. https://www.youtube.com/watch?v=IG77LlF2IGo

Read More

Alshabaab Oo Markii U Horreysay Soo Bandhigtay Dhukumentari Ku Saabsan Hoggaamiyehoodii Aan Sawirka Laga Hayn Ee Axmed Cabdi Godane DAAWO/SAWIRO

Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabaab Al-Shabaab ayaa Taariihda markii ugu horeysay waxaa ay   soo bandhigeen muuqaalo iyo Sawirro uu ku jiro Hoggaamiyihii hore ee xarakadaasi Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaanay Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr, iyadoo muuqaalkan lagaga sheekeynayo taariikhdiisa nololeed. Muuqaalkan ayaa waxaa lagu arkayaa hogaamiye Axmed Cabdi Godane (Abuu Zubeyr) oo xidh…

Read More