Afhayeenkii Hore ee Kooxda Al Shabaab Oo Laga Saaray Liiska Argagaxisada Iyadoo Madaxiisa Laga Dul qaaday 5 Milyan ee Cidii Soo Sheegta La Siin lahaa DHAGAYSO
Washington 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argagaxisada waxa ay ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa Hogaamiyaashii ugu sareeyay Kooxda Al Shabaab xilal kala duwana kasoo qabtay Kooxdaasi. War kasoo baxay Dowlada Mareykanka ayaa lagu sheegay in liiska dadka argagaxisada ah laga saaray Shiikh Muqtaar…
