Dayax Gacmeedyo Ay Sameeyeen Jaamacaddaha Dalka Iran Oo Hawada Loo Diraayo Markii Labaad
Tahran 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxay markii labaad dawlada dalkaasi Iran ay hawada sare u diraysaa dayax gacmeed ay sameeyeen ardayda jaamacaddaha Sharif University of Technoloy iyo jaamacadda kale ee Amir Kabir University of Technology. Agaasimaha hay’adan Iran Space Agency (ISA) oo lagu magcaabo Xaamid Fazeli ayaa sheegay mar uu u waramaayey telefishanka Press Tv…
