Dowlada Somalia Oo Mamnuucday In Dalka La Keeno Nooc Ka Mid Ah Gaadiidka & Xog Ku Aadan Sababta amarkani ku Yimid
Muqdisho 23. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka dowlada Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu mamnuucay in dalka la keeno nooc ka mid ah gaadiidka yar yar ee raaxada. Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada ay mamnuuceyso in Gudaha Soomaaliya la keeno Gawaarida dhanka…
