Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay awood wareejinta ATMIS
Jabuuti October 21, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Cabduqaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda. Madaxweynaha ayaa maanta la kulmi doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta…
