Wasiir Fiqi oo mooshin ka dhan ah Baarlamaanka la hor keenay
Muqdisho September 28, 2024(QJ) -Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi. Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimo dhowr ah oo ay ku sheegeen inuu ku fashilmay Wasiirka. Waxaa ka mid ah in la dayacay xiriirkii…
