Wiil Hargeysa Ka Tahriibay Oo Internet-ka La Soo Geliyey Isagoo Ay Garaacayaan Magafeyaal Uu Gacanta Ugu Jiro & Hooyadii Oo Taageero Dhaqaale Codsatay DAAWO
Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Nimco Aadan Cabdillaahi oo ah Hooyada Dhashay Wiil Hargeysa ka Tahriibay isla-markaana Internet-ka la soo dhigay isagoo ay Garacaayaan Magafeyaal Liibiyaan ah, ayaa ka warrantay Dareenkeeda iyo Xaaladda Wiilkeeda ee Xilligan. Wiilkan Gacanta ugu jira Mageyaasha Dadka Tahriibiya oo Magaciisa la yidhaahdo Nasrudiin Jamaal Cali isla-markaana ah 18 Jir …
