Wefti Ka Socda Dawladda Qadar oo Galabta Socdaal Kedis ah Ku Tegay Magaalada Muqdisho,Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay & Mawqifka Somalia oo Halkiisii Taagan
Muqdisho 11. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda ee dawladda Qatar Suldaan Bin Saad Al-Muraikhi, ayaa socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya. Mas’uulkan ka socda dawladda Qatar, ayaa isla maanta ba kulan la qaaday Madaxweynaha dalka Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyaga oo ka wada hadlay xaaladda hada ka taagan wadamada Carabta,…
