Madaxweyne Erdogan oo Niyada u dhisay Dowlada Qadar Oo Xaalada Ay Ku Xun Tahay!!
Istanbul 07. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka hadla xiisada ka dhax aloosan Wadanka Qadar iyo Qaar kamid ah Wadamada Carabta, kuwaa oo shaaca ka qaaday in a xariirka u jareen Dowlada Qadar kana xirteen xuduudahooda. Erdogan ayaa ugu baaqa Wadamada Khaliijka Carabta in xiisada taagan la dajiyo laguna dhameeyo Wadahadal,…
