‘’Beesha Caalamku Ha Ixtiraamto Qaddiyada Qaranimadda Somaliland, Tan Shuban Biyoodka Xukuumadduna Dadaalkeedii ay ku Xakamaynaysay ayey wadaa’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha Prof Faratoon
Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay qadiyada iyo madax-banaanida Somaliland halka ay ilaa hadda Beesha Caalamku ka tagan tahay, waxaanu sheegay inay Somaliland wax badan ka hirgaleen, loogana baahan yahay Beesha Caalamku in aanay iska indho tirin jiritaanka Somaliland ee ay ixtiramaan, waxaanu…
