Qaabka Loo asteeyay In Xuska Maanta ee 18 May Loogu dabaal dego,Iyo Noocyada Mashaariicda Taakulayneed ee La Rabo DAAWO
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka ka soo kabashada dhibaatadii abaaraha oo ah hanaanka sanadkan lagu xusayo Munaasabadda 18 may, loona kala qaybiyey labo qaybood oo kala ah taakulaynta dadka ka soo kabanaya dhibaatadii abaaraha iyo qorshaha xiliga dheer ee ka hortagga abaaraha soo noqnoqda ayaa waxa qayb ka ah barnaamij qaadhaan ururineed oo lagu…
