Ra’isul Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre Oo Kormeeray Goobaha Uu Ka Socdo Imtixaanka Dugsiyada Sare DAAWO
Muqdisho 20. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka…
