Xeerka Doorashooyinka dalka oo la ansixiyay
Muqdisho August -09, 2024(QJ) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay dhowr qodob oo muhiim ah. Waxay ansixiyeen laba sharci oo muhiim ah oo kala ah: Sharciga Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Sharciga…
