Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabqabteen saraakiil ka tirsan NISA
Hargeysa July 30, 2024(QJ) -Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA, ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Somalia ee NISA. Maxaabiista ayaa loo haystaa inay qorshaynayeen dilal qorshaysan oo ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, sida ay sheegayaan warar uu baahiyay Telefishanka afka dawlada ku…
