Xogo Dheeraad ah Dilkii Wasiirka Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka oo Dablay Hubaysani ku Toogteen nawaaxiga Madaxtooyada Cidda dishay & Masuuliyiin ka hadlay
Muqdisho 03. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidan la socday Hanti-dhowrka Guud ee dalka Nuur Farax, ayaa caawa toogtay wasiirka howllaha guud iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya Cabas Cabdullahi Siraaji,Waxaana Dilay Wasiirkan Ciidammo ka tirsan kuwa dawladda; sida uu xaqiijiyey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Yariisow. Cabbaas Cabdillaahi Sheekh Siraaji oo ahaa Wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska, ayaa…
