Xog Waran Xiiso Badan leh oo Mulkiilaha Dugsiyada Nuura Diin uu Ku Sharaxay Bilowgii Iskuuladiisa Iyo Caqabadihii ka Hor Yimid !!!
Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Waa Shakhsi Tusaale Wanaagsan u ah Sooyaalkii Taxane Taariikheed & Budhigii Waxbarasho Ee Lagu Yagleelay dalka Xili Markaas uun laga soo doogay Colaado Sannado qaatay oo ay Somaliland la gashay Taliskii Siyaad bare. Waxa uu ka Mid noqday Macalimiintii Suurtogeliyey in Dhallinyaradu ay helaan goobo ay wax ku bartaan gaar ahaan Luuqada…
