Ciidamadda Amaanka ee Magaaladda Gebilay oo Dhulka Dhigay Calanka Astaanta u ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Iyo Ka Kulmiye oo Magaaladda ka Babanaya DAAWO
Gebiley 11. April 2017 (SDN/QJ):- Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolka Gebilay ayaa dhulka dhigay Calanka astaanta u ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani halka ay daa’yeen Ka Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada WADDANI ee Gobolka Gabiley Mr. Shabeel oo Saxaafadda kula hadlay Goob bannaan ah oo ay Daadsanaayeen Calamada Xisbiga WADDANI,…
