Lataliyihii Madaxwayne Siilanyo ee Arimaha Doorashooyinka oo Xilkii iska Casilay, Kana Hadlay Arimo badan oo Xaasaasi ah DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Madaxwayne Axmed Siilanyo, Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Ayaa goordhawayd iska Casilay Xilkii Lataliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Doorashooyinka iyo Xuniminadii Xisbul xaakimka kulmiye. Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa intii uu warbaahinta la hadlayey sheegay in Xikii Madaxwayne Siilaanyo umada ku Aamintay uu dayacan yahay, taas badalkeeda waxa uu…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Deegaanadda Koonfurta Gobolka Sool,Sababta Dagaalku u Soo Afjarmi la’ Yahay & Cida la Fashilanayo DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa markii kowaad ka hadlay Colaad beeleed dib uga soo Cusboonaatay Koonfurta Gobolka Sool oo u dhaxaysa laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh.

Read More

Qaar ka Mid ah Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo Eedaymo Kulul u Soo Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Sheegeen inuu Farogelin Ku hayo Gobolkooda DAAWO

Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Shir Saxaafadeed Ku qabtay Magaaladda Boorama ayaa waxay eedaymo kala duwan u Soo Jeediyeen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=zfzVC3GvP3s&feature=youtu.be

Read More

Telefiishan Ruqsad Ka Haysta Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Si Cad U Xaqirey Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Talefishan ka mid ah Talafeshinada Afka Somaliga ku hadla ayaa waxaa uu si badheedh ah meel kaga dhacay qadiyada iyo jiritaanka qaranimada dalka Somalilnd. Muuqbaahiyaha lagu magacaabo Star Television Network (STNTV) oo xaruntiisa koowaad ku taalloy Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ayaa waxaa uu si ula kacay u Baahiyey Warar…

Read More

“Waxa Na Loo Sheegay in Wakhtiga Bisha Ramadaan Ka Horreysa La Fasaxaayo Dhoofkii Xoolaha.”Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiiru dowlaha wassaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud (Riyaraac), oo wareysi gaar ah siinayey laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa sheegey in dhakhaatirtii Sucuudiyaanka ahayd ee hawlaha indho-indheytna dhanka xoolaha u joogey Somaliland ay rajo fiican ka muujiyeen caafimaad qabka xoolaha Somaliland. Iyada oo dhawrkii maalmoood ee ugu danbeeyay…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Mas’uuliyiin Wehelisa oo Raashin Loogu Talo Galay ilaa 800 oo Qoys u Kala diray Deegaanada Gobolka Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa ka qayb galay Deeq raashin ah oo loogu talo galay ilaa iyo Sideed Boqol oo Qoys oo Ku Nool Deegaamadda hoos taga Gobolka Buuhoodle, Deeqdaas oo ka Timid Guddida heer qaran ee Gurmadka abaaraha.

Read More

Mid Ka Mid ah Jaamacadihii uu Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Ruqsada Kala Noqday oo Ganafka Ku dhufatay Go’aankii Wasaaradda Waxbarashadda DAAWO

Burco 12. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii doraad uu Shaaciyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane inuu ruqsadii kala noqdeen Sadex Jaamacadood oo ka furan Magaalooyinka Hargaysa iyo Burco. Guddoomiyaha jaamacada Togdheer Internation University oo ka mid ahayd 3 jaamacadood oo ay wasaarada waxbarashada Somaliland kala noqotay rukhsadii shaqo ayaa sheegay…

Read More

Dawlada Imaaraadka oo Ka Hadashay Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somalia Farmaajo Iyo Dhaxal Sugaha Imaaraada Dubai

Dubai 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wakaaladda rasmiga ah ee wararka dalka Imaaraadka ayaa maalintii shalay baahisay warka kulan dhex maray dhaxal-sugaha dawladda Imaaraadka Sheekh Muxammed Bin Saayid Aala Nahyaan, oo isla markaana ah taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee dalkaas iyo madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga Imaaraadka. “Amiirka ayaa…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland & Wefti ka Socda Waddanka Sweden oo Kulan Yeeshay & Qodobada laga wada hadlay DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka Socda Dalka Sweden ayaa waxay Kulan la Qaateen Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo ay Weheliyaan Madax Sare oo Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibada. Markii Kulankaasi Soo dhamaaday Waxaa Saxaafadda Si wada Jir ah ula hadlay Wasiirka Arrimah Dibadda Dr Sacad Cali Shire oo Sheegay…

Read More

Warbixin Laga Diyaariyey Sicir Bararkii Oo Xadhko Goostey , Sarifkii Dollar-ka Oo Gaadhey Halkii Ugu Sareysay , Dareenka Xukuumada , Xisbiyada Iyo Shacabka DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Sicir bararka Somaliland ka jira ayaa mar kale xadhkaha goostey , sidoo kale sarifka lacagta Dollar ka ayaa iyaduna saaka gaadhey halkii ugu sareysay waxaana 1 Dollar lagu sarifaayey 9000 (sagaal Kun oo Shiling Somaliland Ah ).   Xukuumada , Xisbiyada Mucaaridka iyo shacabka reer Somaliland ayaa waxaa ay arintaasi…

Read More

Wasaaradda Kalluumaysiga oo Berbera ku qabatay Tababar Ku Saabsan Fayo dhawrka Nadaafadeed ee Kalluunka & Balanqaad uu Sameeyay Wasiirka Kalluumaysigu DAAWO

Berbera 12. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi ayaa Tababar u Furay Kalluumaysatada ka hawl gala Magaaladda Berbera Iyadoo la barayo Duruus la xidhiidha Kor u qaadidda Naddaafada Kalluunka ay soo Jilaabtaan.

Read More

Wajeer oo Khasaare Maaliyadeed Ka Dhaxashay Heshiiskii Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay Wada Gaadheen

Wajeer 12. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Garoonka Diyaaradaha magaalada Wajeer ayaa shaaca ka qaaday in khasaaro maaliyadeed ay kala kulmeen heshiiskii ay dhawaan magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Heshiiska ay Wada gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa waxaa kamid ahaa in diyaaradaha ka baxa garoonka Diyaaradaha Muqdisho aysan sii marin…

Read More

Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Adag Ka soo Saartay Kooxda Al-Saaddicuun Bil Xaq ee Somalia lagaga dhawaaqay AKHRI

Muqdisho 12. April 2017 (SDN/QJ):- Culumada Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayey kaga hadleen Kooxda la magac baxday Al-Saaddicuun Bil Xaq oo dhawaan looga dhawaaqay Wadamo ay Soomaaliya ku jirto.   Bayaanka kasoo baxay Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in kooxda Al-Saaddicuun Bil Xaq ay yihiin kuwa Takfiir ah oo dadka gaaleesiiya,…

Read More

Shaqaalaha Diyaarada Turkish Airlines oo Haweeney Kaga Umuliyey Hawada Sare Kadib Markii ay Foolatay SAWIRO

Ankara 12. April 2017 (SDN/QJ):- Dayuurad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda dayuuradaha ee Turkish Airlines ayaa caga dhigatay iyado uu weheliyo qof dheeri ah, ka dib markii ay haweenay dhashay gabar dayuurada oo hawada ku jirta. Markii ay haweeneydan dhalleysay ayaa dayuuradan waxay dhulka ka sareysay 12,800 oo mitir oo ah ku dhowaad 13-km,…

Read More

Nin Curyaan ah oo Markii ugu Horaysay Madaxweyne ka Noqonaya Waddan ka Tirsan Adduunka & Astaamo Gaar ah oo Mucaaridkiisu Ku Dhaliilaan SAWIRO

Ecuador 12. April 2017 (SDN/QJ):- Shacabka wadanka Ecuador ayaa doortay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabo Lenín Moreno, isagoo xafiiska la wareegi doonaa Bisha soo socota. Lenín Moreno ayaa noqon doona Madaxweynihii uggu horeeyey caalamka oo xil qabta isagoo lixaadkiisu dhimanyahay waxaana uu ku socdaa gaariga loogu talo galay dadka curyaamiinta ah. Sanadkii 2012 ayuu Lenín…

Read More