Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dhaq Dhaqaaqyo Xoogan ka Wada Gobolka Gebilay DAAWO
Gebilay 09. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu mudooyinkii ugu danbeeyey uu dhaq dhaqaaqii ugu cuslaa uu ka bilaabey gobalka Gabilay . Xisbiga ayaa isku baahiyey dhamaan degmooyinka gobalkaasi isla markaana waxaa uu xisbigu hada u muuqdaa mid hantiyey quluubka shacabiga reer Gabilay. Gobalkan Gabilay ayaa waxaa inta badan la…
