Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Maxkamada Degmada Hargaysa Maanta Ku Riday Xukun Laba Sano oo Xadhig ah & Dooda Qareenadiisa
Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamada DegmadaHargeysa oo gacanta ku heysay kiiska dambiyada loo heestay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa ugu dambeyn saakay xukun xabsi ah ku riday Wariyaha oo hada ku xidhan xabsi ku yaala Hargeysa. Qaadiga Maxkmada qaaadeysay dacwadaha loo heestay Wariye Coldoon ayaa ugu dambeyn ku dhawaqaay in Maxkamada ku riday labo…
