Ciyaartoy Halis Galiyay Garsoore Ciyaareed & Ciqaabta uu Mutaysanayo Sharci ahaan !
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartoyga kubbada tennis-ka ee magaciisa la yidhaahdo Dennis Chabalo oo u dhashay Dalka Canada ayaa waxa uu ku tallaabsaday arrin aad u xun kadib markii lagaga guuleystay ciyaar uu ciyaarayay waxaanu kubbadii uu ku ciyaarayey Isha kala eegtay garsoosrihii hayay ciyaartaasi oo muddo daqiiqado ah ku jiray koomo garoonka dhexdiisa….
