Warbaahinta Caalamka oo Wax Ka Qortay Socdaalkii Cali Khaliif Galaydh Ku Yimi Hargeysa

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta waawayn ee caalamka, ayaa wax ka qortay safarkii hogaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh uu ku yimmi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa maalintii Isniinta, iyo soo dhawayntii madaxda Somalilnd ku soo dhaweeyeen dalka.   Telefiishanka qaranka dawladda Shiinaha, ayaa ka mid ah warbaahinta caalamka ee wax ka qortay socaalka Somaliland…

Read More

“Arrinta Saldhiga Milateri Ee Imaaraadka Waxaanu u Aragnaa Oo Ku Qanacsanahay Inay Tahay Wax faa’iido Inoogu Jirto Qaran Ahaan.” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay ujeedada safar ay ugu baxeen dalka Itoobiya isaga iyo xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye oo isagu ka sii horeeyey iyo qaar ka mid ah Wakiilada Somaliland ee dalalka dunida u fadhiya Somaliland.  …

Read More

Wefti Ka Socda Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somaliland oo Socdaal ugu Kicitimay Waddamo Ku Yaala Bariga Africa DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Sadex Xubnood oo Ka Mid ah Golaha Wasiiradda oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa u Kicitimay Waddamo ka Tirsan Bariga iyo Badhtamaha Africa Si ay Qaadhaan Lacageed uga soo Gudoomaan Jaaliyadaha Somaliland ee dalalkaasi ku dhaqan.

Read More

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo la wareegay amaanka Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa nabad sugida Soomaaliya ayaa la wareegay amaanka madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.   Farmaajo ayaa laga soo wareejiyey guri ku yaalla agagaarka garoonka Aadan cadde oo uu degenaa maalmahan, waxaana la dejiyey…

Read More

“Wasiir, waxaad ku guulaystay arrin wasaaradda ka ahayd  qaddiyad cid kasta oo isku daydaa ku guuldareysan jirtay” Kormeer Wasiir Caddaani Ku Tegay Xarunta Wargayska Dawlada

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxda ugu sarraysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda  Somaliland),  ayaa kulan is xogwaraysi ah la yeeshay madaxda iyo shaqaalaha Dawan Media Group (DMG). Kulankan oo ahaa mid ay masuuliyiinta  wasaaradda iyo shaqaalaha Dawan Group isku xaal waraysanayeen isla markaana kaga wadahadlayeen baahiyaha ka jira DMG iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan…

Read More

Maxay tahay Sirta aadan ogeyn ee ku qarsoon 97-cod ee uu helay Xasan Sheekh ?

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay musharaxnimadiis xili la filayay inuu ugudbo wareega sedexaad. Xasan Sheekh ayaa ugu hambaleeyay madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu ku guuleystay xilkan taas oo muujineysa in wax walba ay si nadiif ah oo masuq maasuq la…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo amarkiisii ugu horeeyay soo saaray, codsina u diray Shacabka & Ciidamada Qalabka Sida!!

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markiisii ugu horeeyay soo saaray daqiiqado kadib markii xilka loo dhaariyay. Madaxweyne Farmaayo shacabka weydiistay inay xasilooni muujiyan, wuxuuna ciidamada ammaanka amar ku siiyay inay joojiyaan rasaasta ay ridayaan. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka ayuu Farmaajo ku yiri: “Waxaan waydiisanayaa…

Read More

7 Qodob oo Loo Sibir Saarayo Guul daradii Xasan Sheekh Maxamuud Kala Soo Deristay Baarlamanka Somalia

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- In badan oo ka mid ah dadka wax faaqida ma aamini karaan sida ay isu rogtay Doorashadii Madaxtinimada Somalia ee Xalay, waxaa tartan adag laga filaayay hogaamiyaha laga adkaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud. Ilaa hada dadka ku haminaayay inuu Xasan soo laabto sharaxaad fiican kama bixin karaan sababtii uu Xasan…

Read More

Waa Mas’uul Caynkee ah Madaxweynaha cusub ee Somalia Farmaajo? (Akhriso Taariikhdiisa)

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa xalay loo doortay Madaxweynaha 9aad ee jamhuuriyada Soomaaliya . Wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sanadku markuu ahaa 1962dii Wuxuu dugsi dhexe uga baxay ama 1-da Luuliyo. Dugsigiisi dhexe wuxuu ku dhameyestay iskoolkii loo yaqaanay Maxamuud Xarbi, Kan sarena Wuxuu uga baxay Farsamada Gacanta ee Lafoole. Wuxuu…

Read More

Muqdisho oo aan Xalay Lagy Kala Seexan & Dabaaldegyo waaweyn oo Jidadka Magaaladaasi ay ka Sameeyeen Dadweynuhu

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):-Dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweyayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka bilowday caasimada Somalia magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo dalka ka mid ah.   Rasaas xooggan ayaa magaalada gees ka gees isqabsatay ayaa hawada loo ridayaa taasoo qeyb ka ah dabaaldega socda, iyadoo dadweyne aad…

Read More

”Madaarka Berberi shalay wuxuu ahaan jiray saldhig milateri Ruush ayaa dhisay, wuu ka tagay, horumarkii laga sameeyey iyo kaabayaashii dhaqaalaha inaga dhaxalnay muu laalaaban Mooskana lamuu tagin” Wasiirka Madaxtooyadda

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay ujeedada safar ay ugu baxeen dalka Itoobiya isaga iyo xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye oo isagu ka sii horeeyey iyo qaar ka mid ah Wakiilada Somaliland ee dalalka dunida u fadhiya Somaliland….

Read More

Maxamed C.laahi Farmaajo oo Noqday Madaxweynaha Cusub ee Somalia Iyo Xasan Sheekh oo Cadeeyay inuu Ka Tanaasulay Tartanka Wareega 3aad ee Doorashad Somalia

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):-Kadib Markii la soo Gabo Gabeeyay Wareegii 2aad ee Doorashada Somalia oo uu Murashax Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo Ku Guulaystay 184 Isla Markaana Qorshuhu ahaa in la Galo Wareegii 3aad ayaa Waxaa Mikiroofanka la Wareegay Madaxweynaha Wakhtigu ka dhamaaday Xasan Sheekh oo Si Kadiso ah ugu Hambalyeey Madaxweynaha Cusub ee Somalia…

Read More

Murashax Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke oo Ka Tanaasulay u Tartanka Jagada Madaxweynaha Somalia & Cida uu Fursada u Baneeyay

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota magaalada Muqdisho. Sharmaarke ayaa ka mid ahaa afarta musharax ee usoo gudbay wareegga labaad eee doorashada. Cumar Cabdi Rashiid ayaa Markii uu Sheegay inuu Ka Tanaasulay Xilkaas…

Read More