“Saldhigga Imaaraadku Wuxuu Innagu Samaynayaa Dagaal Geeska Afrika Ah (ka dhaca)…” Sh. Aadan-Siiro (Akhriso/Daawo)
Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka samaysato Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Saldhig Milletari oo Dawladda Imaaraadku ka samaysato uu khatar dhinaca Ammaanka ah ku keenayo Somaliland iyo…
