Loolankii Ugu Adkaa oo Xasan Sheekh Kaga Yimid Sheekh Shariif Sh.Axmed & Tilmaamo Muujinaya inuu Salaanka ka Siiban Karo
Muqdisho 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa soo waajahay loolan culus oo kaga imanaya ragga kula tartamaya doorashada Somaliya ee qorshaysan inay qabsoonto dabayaaqadda bishan January. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah 61 jir doonaya in mar labaad loo doorto madaxweynenimada Somaliya, ayaa wuxuu la daalaa dhacayaa mucaaradada adag ee ay…
