Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashadii Gudoonka Golaha Shacabka ee Muqdisho ka Dhacday Laguna Doortay Prof Jawaari
Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya sida hufnaanta leh ee ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Baarlmaanka ee Soomaaliya ee uu ku guuleeystay Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari. “Waxaan hambalyo lee yahay Xilhibaanada Golaha Shacabka Sooomaaliya oo maanta si…
