NORWAY: Hooyo Soomaaliyeed Oo Laga Qaaday Wiilkeedii Curdeed Oo Bil Jira, Sababta Loo Cuskaday Iyo Xog-warrankeeda DAAWO
Oslo 04. January 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Norway, ayaa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Oslo ka qaadday Wiilkeeda oo jira Muddo 1 Bil ah, waxayna hadda ka haystaan Muddo Laba bilood ah. Hooyadan oo Magaceeda ku sheegtay Samiira Cabdiraxmaan Khayre oo u warrantay Warbaahinta Soomaalida, ayaa sheegtay in Dawladdu ka qaadday Wiil ay dhashay markii…
