COODANLE: Shan Qof Oo Xanuunka Shubanka U Geeriyooday, Bukaannada La Il-daran, Saxada Deegaanka & Xog-warranka Maamulka 

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Inta la ogyahay Shan Qof-baa Xanuunnada Shubanka Iyo Oog-wareenka oo is-barkan ugu Geeriyooday Tuulada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland.   Tuulada Coodanle oo ka mid ah Gobolka Buuhoodle, ayaa waxa Dawladdu iskugu soo ururisay Qoysaskii ku caydhoobay Abaarta Adag ee ka jirta Gobollada bariga Somaliland, laakiin waxa halkaasi ka…

Read More

Nin Reer Berbera Ah Oo Ka Warramay Dooni 19-ka Bishan Degtay Oo Uu Ka Badbaaday, Dadka Ku Dhintay Iyo Xaaladdii Adkayd Ee Uu Soo Maray

Berbera 30. December 2016 (SDN/QJ):- Maxamed-Gurey oo ka mid ah 9 Qof oo ka badbaaday Dooni 19-kii bishan ku degtay Badda u dhexeysa Cumaan Iyo Puntland, ayaa ka warramay sidii Doontu ula degtay, Dadkii la socday ee Badda ku dhintay iyo sida isaga iyo 8 Qof ee kale ku badbaadeen. Maxamed-gurey oo ka mid ah…

Read More

Muxaadaro:Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa U Debbaal Degga Sanadka Cusub Ee Miilaadiga? Sheekh Mustafe X.Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Dad badan oo caalamka Islaamka ku nool ayaa sannad walba u dabbaal dega curashada sannadka cusub ee miilaadiga. Dadka Islaamka ayaa leh sannadka islaamka ee Hijriyada,taasi oo ay diinta islaamku u ogolaatey in ay xusaan oo ay weyneeyaan. Dhinaca kale dadka Soomaalida qaarkood ayaa si weyn u xuso sannadka cusub…

Read More

Madasha Wada-tashiga Somaliya oo Dib-u-dhigtay Kuraastii Lagu Kordhiyey Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya! Maxay Sababtu Tahay?

Muqdisho 30. December 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalk a sare. War-saxaafadeedkan danbe ayaa lagu sheegay in madashu mar kale isku raacday in dib loo dhigo kuraasta inta ay ka soo dhamaaneyso…

Read More

Somaliland iyo Khaatumo oo Hadallo isku lid ah kaga Jawaabay Derajada ay ku Wadahadlayaan

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Guddoomiye u ahaa Guddiga Somaliland u metelaysa Wadahadalka Khaatumo ku dhex-maray Addis Ababa toddobaadkii hore, ayaa faahfaahiyey qaabka ay u wadahadlayeen inay tahay sidii laba maamul sida ay Khaatumo sheegtay, balse waxa uu ku dooday inaanay sidii laba Maamul u wadahadal…

Read More

“Noloshayda Sida uu Saddaam oo Maxbuus ahi ii Quudhsaday Cidina iima Quudhsan…!” John Nixon Qisaskii Qabashadii Sadaam

Washington 30. December 2016 (SDN/QJ):- “Markii koowaad ee aan la hadlay waxa noo kala af-celinayey turjumaan, waxaanan ku idhi; ‘Waxan kuu hayaa su’aalo aan jecelahay in aan ku weydiiyo. Waxan kaa rabaa in aad sida runtu tahay uga jawaabto. Ma fahantay? Saddaam Xuseen: Madaxa ayuu lulay! Aniga: Goorma ayay ahayd markii kuugu dambaysay wiilashaada oo…

Read More

Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Wada-hadalka Kula Jiray WADDANI oo Si Rasmi ah ugu Biiray Xisbigaas+ Fariin ay u Direen Taageerayaashoodii

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabkii aqlabiyadda ee ka soo goostay Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo muddooyinkii dambe wada-hadal u socday Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay ku biireen Xisbigaasi, iyaga oo sida oo kale na ku shaaciyey in maalinta Khamiista ee fooda inagu soo haysa…

Read More

Madaxweynaha Wakhtigu ka Dhamaanayo ee Mareykanka ee Barak Obama oo Cunaqabateyn Saaraya Ruushka

Washington 29. December 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa lagu wadaa inuu cunaqabateyn kusoo rogo dowladda Ruushka, taasoo uu uga jawaabayo faragelin la sheegay inuu Ruushka ku sameeyey doorashooyinkii madaxtinimo ee Mareykanka ka dhacay bishii November ee sanadkaan. Wargeyska Washington Post ayaa ku warramay in Aqalka Cad uu hadda ka doodayo qaabka uu cunaqabateyn deg deg…

Read More

”Ma Jiraan Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska oo Hogaanka Kulmiye Xilal u Magacaabay” Afhayeenka Booliska Somaliland DAAWO

Hargeysa() Af Hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa beeniyay Warar Warbaahinta Qarkood Qoreen Oo Sheegaya in masuuliyiin ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Xilala Looga Magacaabay Mid Ka Mida Asxaabta Qaranka  Somaliland Gaar ahaan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye .  

Read More

Mas’uuliyiinta Garabka la baxay Aqlabiyadda Xisbiga UCID oo Fariin u Diray Taageerayaashooda Gudo iyo Dibad ba

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabka la baxay aqlabiyadda ee Xisbiga UCID, ayaa fariin u diray guud ahaan taageerayaashooda kala duwan ee ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa ba, waxaana ay shaaciyeen in maalinta khamiista ee soo socota ay ku biiri doonaan Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana loo samayn doono Xafladda soo dhaweynta. https://www.youtube.com/watch?v=ET0d0B4L04k

Read More

”Waxa Cad Raadkii Muuse Biixi ee Jidgooyada ugu galay M.Siilaanyo” Guddoomiye Cirro oo Dibadda u Soo Faqay Taariikhihii Madoobaa ee Gudoomiye Biixi+Si Adag uga Hadlay Hadalo Ka Soo Yeedhay DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u la hadlay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in uu taariikh madow ku lee yahay Somaliland. ”Waxa Cad Raadkii Muuse jidgooyada ugu galay Madaxweyne Axmed Siilaanyo”

Read More

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Dib ugu Laabtay Fankii iyo Madadaalooyinkiisii+ Madal Faneed oo uu Ka Soo Dhex-muuqday+[SAWIRO]

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo hore u ahaa Murashaxii Madaxweynaha Xisbiga UCID, balse haatan ka tirsan Xisbiga KULMIYE, ayaa dib ugu laabtay shaqaddiisii fanka iyo madadaalada ee uu hayey ka hor intii aanu ku soo biirin saaxadda siyaasadda, waxaana uu si kedis ah uga soo dhex-muuqday madal faneed oo talefeeshanka…

Read More

Prof.Cali Khaliif Oo Si Rasmiya U Shaaciyey Musharraxa Ku Guulaysan Doona Madaxweynimada Dalka Somalia DAAWO

Buuhoodle 29. December 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa Bedka soo dhigey Musharraxa ku guulaysan doona madaxtinamada jagada Madaxweyne ee dalka Somaliya. Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa si cad u sheegey in aanu jirin qof la tartami kara madaxweynaha haatan ee wakhtigiisu sii dhammaanayo ee Xassan Sheekh,waxaana uu yidhi isaga oo arrimahaas ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirada Somaliland ee dalalka Dibeda DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirada Somaliland u fadhiya Wadamada dibeda oo muddo laba maalmood ah uu tababar uga socday Hargeysa waana markii labaad ee ay kulmaan safiirada Somaliland. Kulankan Waxaa Madaxweynaha Ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Sacad Cali Shire.

Read More

Daawo Sawiradii ugu Xiisaha badnaa ee Warbaahinta soo bandhigeen sanadkan sii dhamaanaya

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wakaalada Wararka caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Sawiradii ugu xiisaha iyo saameynta badnaa ee la qaaday sanadkan sii dhamaanaya ee 2016-ka. Sawiradan ayaa ah kuwa laga qaaday meelo kala duwan, waxaana qaarkood yihiin kuwa saameyn siyaasadeed wata, waxaa sidoo kale ku jira sawiro soo jiitay dareenka dadka…

Read More

Xildhibbaan Maxamed Faarax Qabile oo Dhaliilo Xooggan Ku Hurgufay Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland,sidoo kalena sheegey in uu ku biirey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,oo maanta qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa eedo culus waxaa uu u jeediyey gudida doorashooyinka Somaliland. Geesta kale waxaa uu Xildhibaan Maxamed Faarax…

Read More

Mashiinkii Lagu Sameyn Jiray Baasaboorka Somaliland oo Cil Awgeed u Fadhiistay

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Mishiinkii lagu daabaci jiray baasaboorka Somaliland, ayaa gebi ahaan ba u fadhiistay cilad farsamo oo soo foodsaartay taasi oo sababtay in uu boqolaal dadweynaha oo baasabooro doonayaa ay maalmahii ugu dambeeyey mashquul ka dhigaan xarunta laanta Socdaalka ee magaalada Hargeysa. Xidhiidh aanu la samaynay mas’uuliyiin ka tirsan laanta socdaalka Somaliland…

Read More