Nuxurka Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Cuqaasha Iyo Culima U’ddiinka Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa uga furmay cuqaasha,waxgaradka iyo culimada gobolka Maroodi-jeex kulan ay kaga hadlayeen arrimo badan oo ay kamid tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya cuqaasha,xukuumadda,culimada iyo bulshada somaliland iyo waliba sidii loo xoojin lahaa ammaanka dalka. waxaana kulankan kasoo qayb galay wasiirka Diinta iyo awqaafta somaliland,gudoomiye ku…

Read More

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Niyad Wanaag Ka Muujiyey In Sharcigii Dalku Uu Xoogeystey DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Garyaqaan Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Guddoomiya Maxkamadda sare ee Somalliland oo ka qayb galey daah-furka shirkad cusub oo ah oo la idhaahdo East Afrika Law Firm oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa ayaa ka hadley oo sheegay in sharciyada dalku maanta kordheen oo ay meel wanaagsan marayaan. Aadan Xaaji Cali…

Read More

“Haddii Ninka Mujaahidka Sheegaya ee Kulmiye (Muuse Biixi) soo baxo Maxkamad buu u diyaariyey Beeshayda &..” Boqor Axmed Iimaan DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iimaan Warsame, ayaa sheegay haddii Xisbil-xaakimka Kulmiye ee uu Muuse Biixi Musharraxa Madaxweynaha ka yahay haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 2017-ka u muddaysan inuu Maxkamado u diyaariyey Beelaha Gabooye, Reer Sool iyo Reer Awdal. Waxa uu sheegay inaanay Beel ahaan aqbalaynin Gumaysi…

Read More

Sidee Diyaaradaha Rakaabku isaga Daadiyaan Wasakhda Suuliyada? DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Tiro badan oo inaga mid ah ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan sidaay diyaaraduhu isaga daadiyaan waxyaabaha miisaanka dheeraadka ah ku keeni kara sida wasakhda suuliyada iyo biyaha kale ee ay siyaabo kale u isticmaalaan rakaabka iyo shaqaalaha diyaaradahu enaga oo ka wada dheregsan inay diyaaraduhu muddo dheer duulimaad ku…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Puntland Aanay Deegaannada Xuduudka Ku Yaalla Xoog Iyo Siyaasad Kaga Qaadi Karin Somaliland

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ahna Musharraxa Madaxweynah ee Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Masuuliyiinta Reer Somaliland ee Xilalka ka haya Dalka Soomaaliya.   Faysal oo Wareysi siiyey Telefiishanka Universal, ayaa sheegay in Dadka u dhashay Somaliland ee xilalka ka haya Soomaaliya, ayaanay wax xidhiidh ah la lahayn Somaliland,…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaalkii Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Uu Kusoo Maray Magaalooyin Ku Teedsan Xudduudka

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac ayaa ka waramay ujeedada socdaal uu dhawaan ku marey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, deegaano ku teedsan xudduudka Somaliland iyo Itoobiya islamarkaana uu qaarkood ka badalay magacyadii hore ee loo yaqaanay. Cabdirashiid Riyo-raac oo warbaahinta qaar ka mid ah ugu waramay…

Read More

“Arrinta  Nairobi ee jaraa’idka  ugu af-dheeri qoreen, waa dhiillo kusoo korodhay Somaliland” Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhiillo laf-jab ku ah qarannimada iyo jiritaanka Somaliland ku tilmaamay kulamadii qarsoodiga ahaa ee la wariyey inay ku dhexmareen magaalada Nariobi hoggaanka xisbiga WADDANI iyo madaxda dawladda Soomaaliya oo ay baahiyeen wargeysyo waawayn oo…

Read More

“Dadkii iyo gurigii waa caadi, cuntadii waanu karsanaynaa, dhibaataddii na haystay waa la naga qaaday…” Hooyada Qoys Reer Burco ee Dhibaatada Mar La Arrag Ahi La Deristay

Burco 26. December 2016 (SDN/QJ):- Qoys magaaladda Burco ku noolaa ee maalmihii u dambeeyey laga soo sheegayay inay cuntaddii ay karsanayeen iyo biyihii ay cabayeen isku bedelayeen wax kale ama casaan oo kale ayaa wadaad wax ku dabiiba Quraanka iyo diinta oo baadhitaan ku sameeyey sida wax u jiraan waxaa uu sheegay inay arrintani tahay…

Read More

‘’Kulmiye Xisbi Jira Oo Dimuquraadi Ah Ayuu Ahaa Maantana Reer Ayuu Maraya Muuse Biixibana U Sababa U Ah……” Cali Axmed Kooshin Cali

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Axmed Kooshin Cali Lug-yar oo ah xoghaye ku xigeenka wacyigalinta abaabulka ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa canbaareeyay falalkii kala danbeeyay ee jidh dilka ahaa ee lagula kacay xubno siyaasiyiin iyo wariyayaal ahaa oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.   Cali Axmed Kooshin isaga oo ugu horeyn…

Read More

Qayladhaanta Abaaraha iyo Socdaalka Gudoomiyaha ahna Murashaxa Xisbiga Ucid uu ku tagayo qaar ka mida dalalka Khallijka

London 26. December 2016 (SDN/QJ):- Musharaha Madaxweynaha ahna Gudoomitaha Xisbiga UCID ayaa ka amba baxay London isagoo qaylidhaan dhinaca abaaraha gaadhsiin doona qaar ka mid aha dalalka Khaliijka. Gudoomiyuhu wuxuu laba cisho ku hakan doona Dubai isagoo la hayda bisha Cas bis ugal hadli doona sidii ay gargaar degdega u gaadhsiin lahaayeen dadka ay abaaruhu…

Read More

War-Murtiyeed ka Soo Baxay Shirkii Madasha iyo 18 xubnood oo Lagu Kordhiyay Aqalka Sare,& Sedka ay Somaliland Ka Heshay

Muqdisho 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 kalena la fasaxay.   Hadaba war mutiyeedka Madasha ka soo baxay halkan…

Read More

Kenya oo ka cabsi qabta in mar kale Dowlada Soomaaliya Xayiraad kusoo rogtay Jaadka kadib markii….

Nairobi 26. December 2016 (SDN/QJ):- Wargeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoraya in ay jiraan cabsi la xariirta in Dowlada Soomaaliya ay mar kale xayiraad kusoo rogto jaadka laga dhoofiyo dalka Kenya ee la geeyo gudaha Soomaaliya.   Dowlada Kenya ayaa la sheegay in aysan waxba ka hirgalin Heshiiskii ay magaalada…

Read More

Qisada Qabashadii Saddaam Xuseen, Qasankii Sirdoonka Maraykan & Calaamadihii Lagu Xaqiiqsaday!

Baqdaad 26. December 2016 (SDN/QJ):- Sarkaalkii ugu horreeyey ee Waraystay markii la qabtay Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Marxuum Saddaam Xuseen 13-kii December 2003-dii wuxu ahaa John Nixon oo ka tirsan Sirdoonka Maraykanka ama Hay’adda loo yaqaan CIA-da.   Jariiradda caanka ah ee Daily Mail, ayaa toddobaadkan Waraysi ka qaaday John Nixon, waxaanu markii koowaad…

Read More

Kenya: Haweenka Soomaalida Oo Laga Wacy-gelinayo Raacitaanka Mootooyinka

Nairobi 26. December 2016 (SDN/QJ):- Barnaamij dumarka lagaga wacyigalinayo inay raacaan mootooyinka ama dhugdhugleyda ayaa ka bilaabmay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Wacyigalintan ayaa imaanaysa iyadoo ay soo badanayeen in dhawaale dumarka Muslimiinta ah gaar ahaan dumarka Soomaalida ah ee raaca mootooyinka xaafadaha Soomaalidu u badan tahay ee caasimadda Kenya ee Nairobi gaar ahaan Islii….

Read More

Madaxweyne Trump Oo Bilaabay Ciyaar Uu Hore Ugu Dhalleeceeyey Obama!

Washington 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Dalka Maraykanka ayaa galay fasax uu ugu Diyaar garoobayo xaflada uu xilka kula wareegi doono bisha soo socota. Waxaanu bilaabay inuu Ciyaaro Ciyaar ay Madaxweynayaal badan oo soo maray dalkaasi  ay aad u jeclaayeen, taasoo ah Ciyaarta Golf-ta, waxaana ka mid ahaa Madaxweynayaashii  aadka u jeclaa ciyaartaasi…

Read More

Guddoomiye Ramaax Oo Ku Hanjabay Inuu Tallaabo Ka Qaadi Doono Shirkadaha Iska Leh Riigag Ceelal Ka Qodaya Togdheer

Burco 26. December 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadi doono shirkadaha iska leh riigag ceelal ka qodaya deegaamada Balli-dhiig iyo Riyo-xidho, kuwaas oo aan sidii loogu talo galay u wadin shaqadii laga rabay ee qodista ceelalshaasi.   Guddoomiye Ramaax oo kormeer ku tegay deegaamadaasi,…

Read More

Dawladda Djibouti Oo Sheegtay Inay Dib U Soo Celinayso Qaxooti Soomaali Ah Oo Muddo Dheer Wadankaasi Ku Noollaa

Djibouti, 26. December 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa sheegtay inay celinayso qaxooti Soomaali ah oo mudo dheer ku noolaa wadankeedda. Hayada u qaabilsan arimaha qaxootiga dawlada Djibouti ayaa baryahaanba ku hawlaneyd u diyaarinta qaxootigaas sidii dalkooda Somalia loogu celin lahaa. Waxaanay sheegeen inay dadkaasi ku noqonayaan wadankoodda oo ay iyagu si iskood ah u doorteen…

Read More

Xeer Ilaaliyihii Mileteriga Maamul Goboleedka Punt Land oo Toogasho Lagu Dilay,Alshabaab oo Sheegatay Dilkiisa & Xogwaran uu Bixiyey Daqiiqadihii Noloshiisa u danbeeyay

Bosaso 25. December 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkii maanta loo gaystay AUN Xeer ilaaliyihii ciidamada Milateriga Puntland, Cabdikariim Xasan Firdhiyo kaasoo maanta dablay hubaysan ku toogteen magaalada Bosaso. Afhayeen u hadlay Shabaab oo lagu magacabo Abu Muscab, ayaa sheegay inay mas’uulkaas dileen koox katirsan Al Shabaab oo ku sugan Bosaso, wuxuuna…

Read More

Akhriso:Magacyada Xubnaha Maanta Ku Guuleystay Kuraasta Aqalka Hoose Ee Matalaya Gobolada Waqooyi Ee Somaliland

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ayaa maanta mar kale ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo la doortay afar kursi. Afarta kursi ee maanta la doortay ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen Haween, halka labada kalena ay ahaayeen Rag, sidoo kale labo xildhibaan ayaa ku cusbaa. Kursiga Beesha Sacad…

Read More