”Balamaha ay Siyaasiyiintu u Sameeyaan Gobolka Hawd,Waxaa Ka Dhow Xasan Sheekh oo Balanqaaday inuu Dhamaystirayo….” Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa ka jawaabay balan qaadyada ay siyaasiyiintu u sameeyaan gobalka Hawd iyo bulshadiisa, waxaanu sheegay in balamaha siyaasiyiinta Somaliland ay ka dhowyihiin balan uu sheegay inuu u qaaday Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Suldaan Cumar, oo hadal ka jeediyay kulan balaadhan oo uu u qabtay…

Read More

Maareeyaha Cusub ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule oo Khudbad Ku Balaysimay Waajibaadka Laga Sugayo Iyo Cida Hiilka u ah DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakulle ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Ugala Wareegay Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Cabdi Cali Mahdi. Khadar Maxamed Cakule ayaa Halkaasi ka soo Jeediyey Khudbad Nuxurkeedu ahaa Talaabooyinka Waxqabad ee Maamulkiisa Cusub laga Filan Karo.

Read More

Gudoomiye Cirro oo Dublamaasiyadii Kaga Dheereeyay Xukuumadda,Beesha Caalamkana Gaadhsiiyey Abaaraha Ka Taagan Gobolada Somaliland Xili Kulmiye Olole Siyaasadeed Ku Hawlan Yahay DAAWO

Nairobi 17. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii ugu dambeysay isaga iyo wefti uu hoggaaminaayo oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ay socdaal ku joogeen magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha ay ka wada-hadleen kulamo gooni gooni ah oo ay la qaateen…

Read More

Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta & Maareeyaha Guud ee Cusub ee Telefishanka Qaranka oo Xilkii la Wareegay DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Agaasimihii guud ee hore iyo agaasimaha cusub ee wasaaradaasi, halka sidoo kalena isla munaasabadaasi uu wasiirku xilalkii u kala wareejiyey maareeyaha cusub ee TV-ga Qaranka iyo Maareeyihii hore.  

Read More

“Maareeyihii Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis, Waad ogtihiin oo Waalla Beddelay, Waxaana Beddelay Koox Habeenkii Dalka u Shirta, oo Qaabka ay Wax u Beddalaan Tahay Laba Sifo” Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay sida ay Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta ugu wanaagsan tahay inay la tashadaan Cid Nasteex u ah. Sheekhu wuxuu sheegay in dhibaatada ka jirta Dalalka Islaamka ee Somaliland ka mid tahay ay tahay in Hoggaamiyeyaashu ay la tashadaan Dad…

Read More

“Aniga 50 kun oo Dollar ma Weydiisan Fawsiya Yuusuf ” Mid Ka Mid ah Xubnaha Madax Dhaqameedka u ah Shakhsiyaadka Magaca Somaliland ku Metelaya Doorashada Somalia oo Cod Sir ah laga Duubay

Muqdisho 16. December 2016 (SDN/QJ):- Suldaan C/raxmaan Suldaan C/qani oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Waqooyi ee ku hawlan Doorashadda Ergooyinka ayaa si kulul u beeniyey Hadal Cod ah oo dhawaan lagu baahiyey qaar ka mid ah Warbaahinada, kaasi oo lagu sheegay inuu ahaa Cod ay Musharax Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan ka duubtay…

Read More

DHAGEYSO: Jawaari oo ka hadlay Doorashada, Sheegayna Hadal ka Gedisan kii Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho 16. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamaanka Waqtigiisu dhamaaday Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Dalka ka socda iyo halka ay marayaan. Jawaari oo si gaar ah uga hadlay Doorashada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in weli ay Magaalada Muqdcisho ka socoto isdiiwaan gelinta xildhibaanada cusub ee…

Read More

Muuqaal Murugo Leh:-Abaarta Kajirta Deegaanada Gobolka Sanaag Oo Waji Cusub Gashay DAAWO

Ceerigaabo 16. December 2016 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada hoos yimaada gobolka Sanaag ayaa maraysa meel Adag oo u baahan in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadka ay deegaanadaasi abaartu ku Saamaysay,waxaana kulan deg deg ah oo qaylo dhaan ah iskugu yimi maamulka Gobolka sanaag iyo gudida abaaraha gobolka. Dadka ayaa udhow…

Read More

Madaxda Xisbiga WADDANI oo Suuqa Waaheen Ku Booqday Hooyooyin Ka Cabanaya Sixir Bararka iyo Sarifka Lacagaha DAAWO

Hargaysa 16. December 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa suuq Waaheen ee badhtamaha magaalada Hargeysa ku soo booqday Hooyooyin iyo dadweyne kale oo danyar ah kuwaasi oo ka cabanayaa heerka uu sixir bararku maraayo iyo heerka nololeed ee bulshada Somaliland oo aad u sii adkaanaya muddooyinkii dambe.

Read More

Xarun Jaamacadeed iyo Dugsiyo Wax Barasho oo Agoomaha Loogu Talo Galay oo Laga Hirgaliyey Deegaanka Haleeya ee Bariga Hargaysa DAAWO

Hargaysa 16. December 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Madax dhaqameed Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa Ka Qayb galay Dhagax dhig Loo Samaynayay Xarun Jaamacadeed & Goobo loogu adeegayo Caruurta Agoomaha ah oo laga Hirgalinayo Deegaanka Haleeya ee Bariga Magaalada Hargaysa.

Read More

Xaalad Dagaal oo Kasoo Cusboonaatay Koonfurta Laascaanood Oo Ay Ka Hadleen Masuuliyiinta Hayadaha Dawlada Ugu Jira Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 16. December 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha Gudida Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa,Agaasimaha Diiwaanka Sakada Iyo Agaasimaha Hayada Qandaraasyada Qaranka Ayaa Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Qayaad Iyo Bahararsame oo Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool https://www.youtube.com/watch?v=kH_ExIC7g4g https://www.youtube.com/watch?v=MqHsK8Dl2qw

Read More