Fannaanka Farxaan Xidig oo Guul-daro Ka Raacday Doorashadii Xildhibbaanada G.Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Somaliya DAAWO

Muqdisho 12. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Somaliya oo magaalada Muqdisho laga bilaabay, ayaa si rasmi ah looggu doortay xildhibbaanada goballada Waqooyi u meteli doona Golahaasi, waxaana sida muuqaalo la baahiyey ay muujinaayeen la arkaayey Fannaanka Farxaan Xidig oo laga ga guulaystay cod aad u tira badan isla mar ahaantaana ay ka…

Read More

Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Halka Ay Cududooda Ku Biirin Doonaan DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Xasan Fiyoore Iyo Mahad Kaambul oo ka mida Murashaxiinta isku sharaxay Doorashadii Golaha Deegaanka, Sheegayna in ay ka mid yihiin Garabka Jamaal Cali Xuseen, Ayaa meesha ka saaray in ay ku biireen Xisbi, Waxaanay cadeeyeen in todobadka soo socoda ay xisbi ka hilaaci doonaan. https://www.youtube.com/watch?v=Uh0Ul23NPDM

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye Oo Socdaal Hawleed Borama Ku Tagay & Balanqaadyo Iska hor Imanaya oo ay Bulshada u Qadimeen DAAWO

Boorama 12. December 2016 (SDN/QJ):- Shacabka reer Awdal, ayaa si Balaadhan u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ay horkacayaan Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE – Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo socdaal ku tagay Gobolka. Gudoomiye Muuse Biixi ayaa Sheegay in Xisbi ahaan Shanta Sanno ee Soo Socota ay…

Read More

Dadkii Xooga Laga Raray Xayndaabka Madaarka Hargeysa oo Ka Cabanaya Waxbarasho La’aan DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Waxbarasho la’aan ayaa soo foodsaartay dadkii ku barakacay Xayndaabka loo sameeyay madaarka caaasimadda Hargeysa, iyadoo dugsi halkaasi horay looga dhisay uu gabi ahaanba dumay. Ardayda wax ka baran jirtay dugsigaasi ayaa la sheegayaa in haatan ay soo foodsaartay waxbarasho la’aan maadaama dugsigii halkaasi looga dhisay uu dumay – waxaana arrintan…

Read More

Waa Maxay Sababta Keliftay in Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, uu u Bedeli Waayay magaciisii? DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa jirtay in uu ciyaaryahanku sanadkii hore ku ciyaaray magaca qoyskooda Alli, laakiin arinta la yaabka dhalisay waxay ahayd markii uu sanadkan bedelay magacii qoyskooda ee ugu yaallay garankiisa ka dibna ku qortay magaciisa koowaad oo ah Delle. https://youtu.be/GnLA8ssCJKg

Read More

Wadahadal U Bilaabmay Xisbul-Xaakimka iyo Garabka Axmed Muumin Seed Oo La Filayo In Maanto lagu Sii Ambo qaado Magaalada Boorama

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa magaalada Hargaysa wadahadal uga furmay Garabka uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenkii koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ee dhawaan Xisbigaasi sheegay inuu xilka ka qaaday Axmed Muumin Seed ee la baxay Garabka Toosinta iyo Cadaalada ee Xisbiga Waddani, kaasoo isa. Kulankaas oo lagu lafo-gurayay…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Martiqaad Rasmi ah oo uu Ka Helay Dawladda Kenya Safar ugu Baxay Nairobi

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii ugu dambeeyey socdaal shaqo ku joogay dalka Itoobiya isla mar ahaantaana halkaas kaga qeyb-galay xuska maalinta 11aad ee Qoomiyadaha dalkaasi, ayaa shalay martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dawladda dalka Kenya ugu ambabaxay magaalada Neyroobi…

Read More

Warbixin Naxdin Iyo Murugo Badan Oo Leydiinka Diyaariyay Qarixii Shalay Lala Beegsaday Albaabka Dekada Muqdisho DAAWO

Muqdisho 12. December 2016 (SDN/QJ):- Magaaladda Wehelka la Noqotay Qaraxyada Miidaamo ee Muqdisho ayaa Waxaa Shalay ka dhacay Qarax Culus oo Galaaftay Nolosha Dad badan kaas oo ka dhacay Wajahada Hore ee Dekeda Muqdisho. Inta la og yahay 21 qof ayaa ku dhimatay 48 kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii goob ay dadku…

Read More

Siyaasi Cabdi Haybe oo Si Adag u Dhaliilay Isku-Shaandheyntii Xukuumadda ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ganacsatada kala duwan ee Somaliland kula taliyey inay dhex u ahaadan Xisbiyada Qaranka, oo aanay u kala hiilin. Cabdi Haybe, waxa kale oo uu fikir siyaasadeed oo jaban ku tilmaamay isku shaandhayntii u dambaysay ee uu Madaxweynuhu sameeyay…

Read More

“Dawladdu Doollarka Iyadaa Haysa Oo Ka iibisa Sarriflayaasha, Bil iyo Dheeraad Doollar Soomay Saarin,Ee Kaashkii Bangiga Ayey Soo Daysay..”

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo uu labadii toddobaad ee u dambeeyey jiray Sicir-barar saameeyey Suuqyada Lacagta ee Somaliland oo Qiimaha Doollarku kor u kacay, halka qiimaha Lacagta Shilinka Somaliland-na hoos uga dhacay, ayey qaar ka mid ah Sarriflayaasha Suuqa kala iibsiga Lacagaha ee Caasimadda Hargeysa ay Dawladda, gaar ahaan Baanka dhexe ku eedeeyeen…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Uu Saluugsan Yahay Siyaasada Xisbiga Iyo Qaabkii Uu U Dhacay Shirwaynihii Dhawaan Qabsoomay

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa beeniyey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la baahiyey, oo sheegaya inuu ka baxay Xisbiga Waddani ee uu ka tirsanaa, isla markaana uu ku biiray Xisbiga Kulmiye.   Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil…

Read More

Xogo Dheeri Ah Oo Laga Helay Baabuur Ciidanka Qaranka Raashin u Siday oo Lagu Afduubay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle

Buuhoodle 11, December 2016 (SDN/QJ):- Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya laba baabuur oo nooca xammuulka qaada ah, kuwaas raashin u siday ciidamada qaranka ee ku sugan jiidaha gobollada bariga, isla-markaana kooxo hubaysaniraashini af-duub ugu geysteen deegaanka Tuulo-samokaab ee dhinaca waqooyi ee gobolka Buuhoodle. Wararku waxa ay sheegayaan in kooxaha budhcadda ah oo 4/12/2016-ka baabuurtan…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay Inuu Jeclaan Lahaa inuu Madaxweynuhu Ku daro Wasiiradii uu Eryay Todobaadkii Tegay DAAWO

Hargaysa 11, December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Mahdi Cismaan Buuri ayaa Sheegay in Wasaarad ahaan ay ku dhaliilan Yihiin in aanay Bulshada Somaliland u Helin Biyo ku Filan. https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=42O_HLJvr-A

Read More