Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi & Saylici oo Safar Ku Tegay Magaalada Boorama SAWIRO

Boorama 11. December 2016 (SDN/QJ):- Shacabka reer Awdal, ayaa si Balaadhan u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ay horkacayaan Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE – Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo socdaal ku tagay Gobolka. Weftiga KULMIYE oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, siina maray Gobolka Gabiley, ayaa soo…

Read More

Gudiga Doorashada Heer Federal Oo Soo Saaray War ka Nixiyey Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho 11, December 2016 (SDN/QJ):-Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorasho la sheegay in doorashadii shalay kadhacday magaalada Jowhar ay ahayd midaan waxba kajirin islamarkaana aysan aqoonsanayn musharaxa lagu doortay. Maxamed C/laahi Xasan (Nuux) oo ah Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaradaha ee Dowladda Federaalka Somaliya iyo Axmed Sheekh Nuur (Cirro), ayaa labaduba waxay…

Read More

Faah faahin” Khasaaraha Dhimashada Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 11, December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimashada weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday xarunta waaxda canshuuraha dekeda Muqdisho, waxaa ay dhimashada gaartay ilaa iyo hadda 29 ruux sidda ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Col C/qaadir Faarax ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters, in 29 ruux oo u badnaa dad rayid ah ku…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo la Kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Jabuuti Kadib Markii Lagu Casuumay Shirkii Qomiyada itoobiya SAWIRO

Addis Ababa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo marti qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalka Itoobiya, waxa uu magaalada Herer ee dalkaasi uu kaga qeyb-galay xuska maalinta 21aad ee Qoomiyadaha dalka Itoobiya oo sannadkan lagu qabtay Kilalka 11aad ee Harari. Xuska Qoomiyadaha…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Hakintii Boqortooyada Sucuudigu ku Samaysay Xoolihii uga Iman Jiray Geeska Africa DAAWO

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Hakintii Sucuudigu Saaray Xoolihii uga Iman Jiray ayaa waxaa ay markii ugu horeysayay ka hadashey dalka sucuudiga xoolihii loo dhoofin jiray hakad galiyey . Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaa uu sheegay in warkaasi yahay mid aad…

Read More

Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargaysa oo Xilkii Ku Wareejiyey Mas’uul uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Bedelay DAAWO

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Md: Maxamed Muuse Abees ayaa Xilkii u kala wareejiyey Maareeyihii hore ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Mr:Ibraahim Siyaad Yyoonis iyo Mareeyaha cusub ee dhawaan Mmadaxweynaha Ssomaliland uu u soo magacaabay Wakaaladaasi Maxamed Cali Axmed (Daarood).

Read More

Shirkado Gaadiid oo Midoobay Isla Markaana Isaga Kala Goosha Gobolada Somaliland,Faa’iidada ay Gaadheen & Saamaynta Bulshada ee Adeegooda DAAWO

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Si Xawli ah deegaanada Somaliland ugu soo badanaya Shirkado Gaadiid oo Midoobay isla markaana isaga kala goosa Gobolada Somaliland Kuwaas oo Qiimaha lagu raacaa ka Jaban yahay kii Hore. https://www.youtube.com/watch?v=0P5WmzYhiBU

Read More

Musharixiinta Hogaaminta Ururka Midnimada Afrika oo doodahoodii  dib loo furay

Addis Ababa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Kulankii shanaad ee gudiga heer wasiir arimo dibadeed ee  Afrika ayaa dhamaadkii todobaadkan ka furmay Magaalada addis-ababa ee dalka itoobiya. Kulankan oo mudo labo maalmood ah socday lana soo gebagebeeyey maalintii jimcihii doraad waxay gudiga xubnaha wasiirada ariamaha dibada ee dalalka Afrika dood iyo falanqayn la samaynayeen gudiga ururka…

Read More

Nuxurka Ka Soo Baxay Shirweynihii 4-aad ee Iskaashiga Afrika iyo Kuuriya

Addis Ababa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Shirweynahii Afraad ee kuuriya iyo Afrika ayaa todobaadkan ka furmay Xarunta Midowga Afrika ee Addis-ababa, kaas oo lagu calaamadinayay qorshe iskaashi oo lagu xoojinayo xidhiidhada dhaqaalaha, siyaasada iyo bulshada ee u dhexeeya ururka midnimada Afrika iyo Kuuriya. Shirweynahan iskaashi ee labadan dhinac oo ay tahay markiisii ugu horaysay ee…

Read More

Fool Maroodi Loo Tahriibinayey Masar oo lagu Qabtay K/Sudan.

Jubbah 11. December 2016 (SDN/QJ):- Badhtamihii Todobaadkii Tegay waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Jubbah ee Dalka K/Sudan lagu qabtay fool maroodi miisaankiisu gaadhayo ½ Ton kaas oo sida la sheegay loo tahriibinayey dhanka Dalka Masar. Magaalada Jubbah, Caasimada Dalka ay colaaduhu ragaadiyeen ee K/Sudan ayaa muhiimad weyn u leh isu socodka duulimaadada dalalka Afrika iyadoo…

Read More

Tirada Tacaddiyada Iyo Gabbood-Fallada 2016 Xukuumadda Somaliland iyo Boolisku Kula Kacday Shacabka iyo Saxaafadda

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland (Human Rights Centre) oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo Bandhigtay Warbixin-sannadeedka 2016 ee dhacdooyinka ka dhanka ah Xuquuqda Aadama ee Somaliland ka dhacay illaa bishan bisheedii ee sannadkii hore. Waxaanay Xaruntu shaacisay tacaddiyada ka dhanka ah Xuquuqda aadamaha iyo Xorriyadda Hadalka ee sannadkan dalka ka…

Read More

Budhcad Kooxo Kuwada Socota Oo Habeenkii Guryaha U Dhacaysa Hargeysa Iyo Xaafado Badan Oo Caasimada Ka Tirsan Oo Laga Dareemay

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Budh-Cad Tooriyo Iyo Cawjado ku hubaysan oo wakhtiga Habeenkii Guryaha xoog ugu dhacaysa ayaa si weyn looga dareemay Xaafado Badan oo ka tirsan Caasimada Somaliland ee Hargeysa,Waxaanu Habeen hore falkii u dambeeyay uu ka dhacay Xaafada ka dambaysa Huteel Maansoor ee Galbeedka Magaaladda Hargeysa ee Degmadda Ibraahim Koodbuur oo ay…

Read More

Maareeyihii Hore Ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa: Tirada Mashaariicda Hirgelay, 75 Bilood Oo Uu Xilka Hayey

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyihii hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa Xilka Wakaaladda ku wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Madaxweynaha Somaliland uu Toddobaadkii hore u soo Magacaabay. Munaasibadda Xil-wareejinta oo ay ka qayb-galeen Masuuliyiin badan oo ay ka mid yihiin Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha Mahdi Cismaan Buuri, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Kayser Cabdillaahi…

Read More

Daliillada & Khayraadka La Sameeyo Xaflada Xuska Mawliidka Rasuulka (SCW) & Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Muxuu ka  koobanyahay xuska Mawliidka Rasuulka SCW?. Sida la ogsoonyahay dhammaan qaybaha ay ka koobantahay Xafladda loo sameeyo Xuska Dhalashada Rasuulka SCW waxay ka koobantahay:- Siirada Rasuulka SCW oo la aqriyo. Qasiidooyin lagu amaanayo Rasuulka SCW. Salliga Rasuulka SCW oo la badiyo. Sadaqa la bixiyo. Muujinta Jacaylka iyo wayneynta Rasuulka…

Read More

Magacyada iyo Beelaha ay ka Soo Jeedaan Dufcadii labaad ee Xubnaha Magaca Somaliland Ku Galaya Aqalka Hoose ee Somalia

Muqdisho 11. December 2016 (SDN/QJ):-Qeybtii labaad ee doorashada Xubnaha magaca Somaliland ku galay aqalka hoose ee baarlamanka Somalia ayaa maalintii shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa loo tartamay doorashada illaa shan kursi oo ka mid ah xubnaha aqalka hoose waxaana ku soo baxay illaa shan xildhibaan oo isugu jira rag iyo dumar. Kursiga Beesha Habar…

Read More

Maxaa Soomaalida Ku Badiyey Gaastarida Iyo Laab-Dillaaca (Laab Jeexa), Sidee Loola Tacaalaa?

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Gaasta ama lab dillaaca aadka u darani waa xanuun badanaa guud ahaan dadka Somaalidu gaar ahaan reer Somaliland aad uga cawdaan, wuxuuna ku dhacaa caloosha, waxaana keena dhowr sabab oo kala ah: -Daawooyinka qaarkood sida asprin-ka, antibiotics-ka qaar kamid ah iyo kuwa kalaba – Aysiidha caloosha oo badata, taasoo ay…

Read More