Hoos u dhaca shillinka Somaliland,Saamaynta Bulshada Iyo Aamusnaanta Xukuumadda ee Jaangoynta Sarifka Dollarka
Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):-Todobaadkii ugu danbeeyay sarifka lacagta qalaad gaar ahaan dollarka ayaa gaadhay, halkii ugu sareysay abid iyada oo lagu sarifayo boqolka dollar sided boqol iyo konton kun oo shilinka Somaliland ah. Shacabka ku dhaqan guud ahaan Somaliland gaar ahaana caasimada ayaa siweyn uga qayliyay, jahwareerka dhiig miiratada ah ee ku yimid is…
