Guddoomiyaha KULMIYE oo la kulmay La-taliyaha Isuwidda hay’adaha UN-ta & Qodobada ay ka Wada Hadleen SAWIRO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Isu-duwidda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Xafiiska Isu-duwaha UN-ta u qaabilsan Somaliland Mr. Gavin Roy maanta. Kulankan oo Guddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi ay ku wehelinayeen…

Read More

”Uma Jeedo in aniga Wax la ii Magacaabo,Laakiin Masiirkii Reerka ayaad Moodaa in Xukuumada Gebi ahaanba laga Tirtiray” Siyaasi Tiinbaro DAAWO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga  Axmed Maxamed Caalin (Tiimbaro) oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo uga cudur daartay xilka badhasaabka gobalka Maroodi-jeex oo loo magacaabay, ayaa sheegay in sababta uu xilkaas u qaadan waayay tahay qawad ay beeshiisa gobalka Hawd ka muujisay xilkaas. Mr. Tiimbaro, oo ah siyaasi olole badan, oo shalay saxaafadda la hadlay ayaa wuxuu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Caddaalada Afarta Wasiir ee uu Adeerka u Yahay

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Muddo ku siman 7 sannadood oo uu Madaxweyne Siilaanyo xilka hayay, wuxuu toddobaadkan sameeyay isku shaandhayn, magacaabis iyo xil ka qaadistii u dambaysay. Madaxweyne Siilaanyo, digreetadiisan u dambaysay oo saamaysay in ka badan lixdan masuul, waxa ay saamaysay dhammaan beelaha Somaliland ee ku bahoobay qaranimada Somaliland, marka laga reebo beesha uu…

Read More

”Madaxweynihii oo Talada laga Maroorsaday Meesha Way ka Muuqataa,Madaxtooyadiina Qas ayaa ka Jira” Prof Buubaa

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hure (Buubaa), oo ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo taladii laga maroorsaday oo ay madaxtooyadii qasantahay. Prof. Buubaa, oo shalay saxaafadu wax ka weydiisay sida uu u arko isku shaandhayntii u dambaysay ee madaxweynuhu sameeyay ayaa yidhi  “Walahi isku shaandheyn maan arkayn ee waxaan arkaayey…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Ka HaddlayIsku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Ku Sameeyey Xukuumaddiisa Iyo Arimo Kale DAAWO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Xogahayaha guud ee Xisbiga Mucaarad ah ee WADDANI Maxamed C/laahi ayaa ka haddlay isku shaadhaynta uu xukuumaddiisa ku someeyey, waxaanu sheegay in uu Madaxweyne Siilaanyo ballan-qaadiisii uu hore u sheegay uu beeneebay,kaas oo ahaa in uu Xukuumadda tirro yar dhisi-doono. “Madaxwayne balanqaadkii aad umaddan u balan qaaday inaad dhisi doonto…

Read More

Taliska Booliska Oo Ka Haddlay Xadhiga Ugaaska Iyo Siyaasi Muniir + Wariye Cali Mahdi

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenku guud ee ciidanka booliska Somaliland Faysal Xiis Jaamac ayaa ka haddlay xadhiga ugaas C/raxmaan Diiriye , Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wariye Cali Jibriil Xasan,kuwaas oo ku xidhan xabsiyad magaalada Haregeysa. Afhayeenka ciidanka booliska Faysal Xiis oo  la haddlayey Tv-ga afka…

Read More

“Wasiirkii Hore Ee Ciyaaruhu Kamuu Dhabaynin Hamilooyinkii Wasaaraddu Lahayd, Waanu Ku Haftay Xilkii Ballaadhnaa” Xasan Waraabe Cadde

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Xasan Waraabe-cadde ayaa soo dhoweeyey isku-shaandhayntii uu madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku sameeyey xukuumaddiisa, gaar ahaan wasaaradda ciyaaraha oo uu sheegay in ay u baahnayd shakhsi hanan kara himada dhallinyarada. Xasan waraabe cadde oo ah khabiir ciyaaraha kala duwan ku-xeel dheer oo khadka telefoonka kula…

Read More

Markab Dagaal oo Magaalada Berbera Yimid, Dhoola-tus ay Wada Sameeyeen Ciidanka Xeebaha S.land Iyo Kuwa Midowga Yurub & Dulucda Kulan Dhex Maray Saraakiisha Midowga Yurub Iyo Madax Sare oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland DAAWO

Berbera 05. December 2016 (SDN/QJ):-Markab Dagaal oo ay Saaran Yihiin Ciidamada Midowga Yurub ayaa ku soo Xidhay Dekeda Magaalada Berbera Waxayna Kulamo wada qaateen Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More

Ma La Odhan karaa Hadalkan Dartiibaa Xilka Looga Qaaday Wasiirka Biyaha? DAAWO

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa Todobaadkii Tegay Wuxuu Luuqad adag kula hadlay Mas’uuliyiinta ku qadhaabsada Shaadhka Madaxweyne Siilaanyo ee la Haybta ah,Isagoo Dhanka Kale Biniixiyey Waxyaabo Hoos u dhigaya Maqaamka iyo Kala Saraynta Milgaha Dawladnimo. Hadalkaas ayaa dad badani aaminsan yihiin inuu Sabab u ahaa in Xilka laga…

Read More

Qiso Cusub: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Warramay Socdaal Uu Siyaad Barre Ku Wehelinayey Oo Ay Ku Yimaaddeen Hargeysa Oo Ciidamo Go’doomiyeen Iyo Ujeeddadooda

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi, ayaa ka warramay Taariikhda soo jireenka ah ee Somaliland, dedaallo uu ka geystay Heshiis la doonayey in la dhex dhigo Dawladdii Siyaad Barre iyo Shacabka Somaliland ee xilligii Dawladda Siyaad dhibaatada ku haysay. Faysal Cali Waraabe…

Read More

Qaybo ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Laascaanood Iyo Shacabka Magaaladaasi oo Ka Dareen Celiyey Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Laascaanood Iyo Qaybo ka Mid ah Waxgaradka ku Dhaqan Magaaladaasi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku Hambalyeeyay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sool oo Hore u ahaa Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood Mudane Cabdi Khayre Dirir.

Read More

Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadista Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore Ee Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane Oo Ka Mid Ahaa Xubnihii Wasiiradda Ahaa Ee Madaxweyne Siilaanyo Xilka-Ka-Qaadey, Ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xil-Ka-Qaadista Lagu Sameeyay, Waxaanu Sheegay In Xil-Ka-Qaadistiisa U Arkayo Wax Caadiya, Maadaama Buu Yidhi Xilku Meerto Yahay. Cabdilaahi Faarax…

Read More

Maleeshiyaad Ka Goostay Kooxda Khaatumo Oo Dedaal Ugu Jira Siday Isku Muujin Lahaayeen

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Maleeshiyaad dhawaan ka goostay Kooxda Khaatumo ee Wada-hadallada kula jirta Xukuumadda Somaliland, ayaa bilaabay inay Hadallo borobagaando ah ku baahiyaan Warbaahinta taageerta. Kooxdan oo uu Hoggaamiyo Nin lagu Magacaabo Faysal Maxamed Xasan (Falaalug) oo hore uga mid ahaa Kooxda Cali Khaliif Hoggaamiyo, ayaa Warbaahinta Internet-ka ee taageerta ka sheegay in Maleeshiyaadkiisu…

Read More

Hargaysa:Xarun Xuquuqul Iinsaan oo Xukuumadda ku dhaleecaysay Xadhiga Ugaas Mudadii uu Jeelka ku Jiray uu Shin dhaafay DAAWO

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa haynta sharci darada ah ee Booliiska Somaliand ay ku hayaan Ugaas Cabdiraxmaan Diiriye. Ugaas Cabdiraxmaan waxa lagu xidhay Burco 3dii November 2016 iyada oo aan amar garsoore loo haysan. Laguma horgayn maxkamadda mudadii sharcigu dhigay ee 48 saacadood ahayd. Qodobka 27aad ee dastuurku wuxuu dhigayaa…

Read More

Xog Waran Ku Saabsan Sababta Keentay Ololaha Qabyaalad Diid & Cabdi-Kariin Axmed Mooge

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Cabdi-Kariin Axmed Mooge Waxa uu ka Mid yahay Shakhsiyaadka Doorka Muga leh ka soo qaatay hawlgaladii dib u dhiska qaranka Somaliland,Waxaa kale oo uu ka mid ahaa Dhallinyaradii Markii Dalka la Xoreeyay Sida Mutadawacnimada leh uga qaybqaatay ku baraarujinta Dhallinta ee horumarka dalkooda,Isagoo ka mid ahaa Xubno Dhallinyaro ahaa oo aasaasay…

Read More