‘’Turkiguna inamuu dhex-dhexaadinayn ee gogosha ayuun buu fidiyey, hadal ka soo baxa iyo go’aana inama siin karo waxaan leeyahay, ixtiraam oo xaq-dhawr Somaliland iyo madax-baanideeda” Wasiir Sacad
Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa Dawladda Turkiga ugu baaqay inay qadiyada iyo madax banaanida Somaliland ixtiraamto, waxaanu tilmaamay inaanu Turkigu go’aan ka dhan ah Somaliland aanu gaadhi karin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika…
