Xukuumadda Oo Shaacisay Tirada Kiisaska Kufsiga Ah Ee Sannadkan Ka Dhacay Somaliland & Hargaysa oo Noqotay Hoyga ugu Badan ee Kufsi ka dhaco DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaacisay Tirada Kufsiyada Sannadkan dhammaanaya ka dhacay Dalka. Xukuumadda, ayaa sheegtay in aan sii eegan karin Tacadiyada Dumarka ka dhanka ah ee ka dhaca Dalka, maaddaama sheegtay Sannadkan oo keliya ay Dalka ka dhaceen 207 Kufsi, kuwaasi oo badankoodu ka dhacay Caasimadda Hargeysa. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…

Read More

Gabadh Xukuumadda Katirsan Oo Erayo Milgaha Iyo Anshaxa Suuban Baalmarsan Bulshada Farriin Uga Dhigtay Iyo Saamaynta Ay Yeelan Karto DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha hay’adda Xuquuqal-insaanka qaranka Marwo Farxiya Xuseen Jaahuur, ayaa si anshaxa suubban ka baxsan bulshada ugu gudbisay farriin ay doonaysay inay ku fududayso helitaanka raadadka dadka geysta kufsiyada oo inta badan muran badani ka dhasho. Marwo Farxiya oo ka hadlaysay furintaanka xuska 15-ka cisho eek a dhanka ah tacaddiga haweenka,…

Read More

Magacyada Ergada Maamulka Khaatumo Uga Qayb-Gelaya Wada-Hadallada Somaliland Iyo Cali Khaliif Oo Ka Maqan

Buuhoodle 28. November 2016 (SDN/QJ):- Maamulka khaatumo ayaa Shaaciyey Xubnaha Haatan uga Qayb Galaya Wajiga Labaad ee Wadahalka uu maamulkaasi la yeelanayo Somaliland, Waxana Magaalada Buuhoodle Ka soconaya Kulamadii ugu Danyeeye ee Madaxwayne Galaydh xubnaha maamulkiisa. Xubnaha uu magacaabay Cali Khaliif ayey tiradoodu dhantahay ilaa 8-eed xubnood, waxana la sheegayaa inuu hoggaamin doono Aqoonyahan Cali…

Read More

Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay 8 Askarta Liyuu Booliiska Kililka Shannaad Ah Oo Lagu Qabtay Gudaha Somaliland

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Taliska Booliiska Somaliland, ayaa Dawladda Itoobiya ku wareejiyey 8 Askari oo Ciidammada Liyuu Booliiska Kililka Shannaad ah iyo Gaadhi ay wateen oo Ciidanka Booliisku Gacanta ku dhigay Jimcihii, ka dib markii ay si khalad ah u soo galeen Gudaha Somaliland. Taliye ku-xigeenka Booliiska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay…

Read More

Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ku Canaantay ka Aamusida Dhawaqii Hore uga soo Yeedhay General Galaal

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii iska casilay xilka Wasiirnimo haddana ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo ayaan daro u tahay Xukuumadda inay ka aamusnaato General Galaal oo dalka ku…

Read More

Warbixin Iftiimisay Qaabka Loola Dhaqmo Shaqaalaha Soomaalida ee Dugsiga Kuwait Bariga Hargeysa

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Warbixin ay Diyaarisay Warbaahinta Dalsoor ayaa lagu Sheegay in dugsiga Kuwait Charity ee Bariga Magaalada Hargeysa shaqaalaha Soomaalidu kala kulmaan Gumeysi. Qaarka mida shaqaalaha Dugsigaasi oo lagu wareystay warbixintan ayaa sheegay inay kala kulmeen maamulka Sare ee dugsigaas cadaadis dhinac Shaqada, kuwaasi oo lagu cadaadinayo Jinsiyada ay yihiin sida ay…

Read More

Agabkii Lagu Daabacayey Kaadhadhka Cod-Bixiyayaasha Oo Hargeysa Kasoo Degay

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa kasoo degay agabkii Agabkii kaadhadhka lagu daabacayey oo laga keenay waddanka faransiiska, ayaa dalka la keenay, waxana si rasmi ah loogu wareejiyey Komishanka doorashooyinka qaranka.   Agabkan oo laga keenay waddanka Faransiiska, ayaa ah mid loogu talo galay in lagu daabaco kaadhadhka cod-bixiyayaasha oo ay weli waraaq…

Read More

Gobol Ka Tirsan Dalka Maraykanka oo Dib loo Tirinayo Codadkii Doorashadii Madaxtinimo & Madaxweynaha la doortay Donald Trump oo Falkaas Khiyaano ku Tilmaamay

Washington 28. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa khiyaamo ku tilmaamay dib u tirinta codadkii laga dhiibtay gobolka Wisconsin . Waxaanuu sheegay in xataa Hillary Clinton markiiba aqbashay natiijadii ka soo baxday gobolkaas oo isaga guushu ku raacday codad aad u yar. Laakiin xisbiga Green Party ayaa si rasmi ah…

Read More

Hogaamiyihii iyo Aabihii Shuuciyada Dalka Cuba Fidel Castro ee Geeriyooday Iyo Warbixin Ku Saabsan Taariikhda Noloshiisa

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Fidel Castro waxaa uu sanadku markii uu ahaa August 1926 ku dhashay Wuxuu ku dhasahy magaalada la yidhaa Las Manacas.waxbarashadiisa waxaa uu bilaabay isagoo Afar jir, reerka uu ka dhashay waxaa ay ahaayeen dad faqiir oo beero falato ah, Horaantii Qarnigii labaatanaad ayaa la sheegaa inuu Aabbihii u tahriibay Cuba…

Read More

Todobaadka Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Afrika 2016 (Warbixin)

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Afrika ee sanadkan 2016  oo ka furmay maalintii jimcaha Magaalada Abidjan ee dalka Iverycoast ayaa diirada lagu saarayaa oo halhays looga dhigay abuuritaanka shaqooyin badan oo qayb ka qaadanaya isbedelka ay qaaraddu ku hammiyayso. Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Afrika waa barnaamij khuseeya ka shaqaysiinta dhinacyada gaadiidka, Tamarta, Biyaha…

Read More

Fadeexad Soo Food-saartay Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya UNSOS Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyey

Muqdisho 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xafiiska Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa u qaabbilsan Soomaaliya ee magiciisa loo soo gaabiyo UNSOS, ayaa fadeexad horlihi soo foodsaartay, ka dib markii ay 21-kii bishan baahisay Xayaysiiska ama ogeysiiska Boos Shaqo ka bannaan Xafiiskaas, kaasoo ay ogeysiiska la baahiyey ku sheegtay in Qofka Booskaa ama jagadaa soo codsan karaa yahay…

Read More

100 Kun oo Qaxooti Afrikaan ah oo ku dayacan Dalka yaman

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xarunta qaabilaada Qaxootiga ee Magaalada Mayfac ee Gobolka Shabwa ee dalka yaman oo ah xarun ay leedahay hay’ada qaxootiga u qaabilsan qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in ay mudooyinkii u dambeeyey  xeebaha gobolada Shabwa iyo Xadramuut ee dalkaasi soo gaadheen qiyaastii 92000 oo qaxooti Afrikaan ah oo ka kala yimid…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Caawa u Hoyday Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera Kadib Markii laga Shakiyey Dooxyada Hargaysa iyo Berbera oo Xoog u Rogmanaya DAAWO

Berbera 27. November 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Galabta soo Gaadhay Magaalo Xeebeedka Berbera oo ay Caawa ku Sugnaan doonaan, ka dib markii daadad xoogani ay soo rogmadeen kala xidheena isu socodka Berbera iyo Hargeysa, taas oo bilow u ah raxmaad khayr qaba oo ka curtay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Kulan La Qaatay Odayaasha Gobolka Togdheer Qaar Ka Mida, Xadhigana Ka Jaray Mashaariic Muhiima Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Burco, Caawana U Hoyday Berbera SAWIRO

Burco 27.November 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminaayey oo maalintii sagaalaad ku guda jira socdalkii la magac baxay Tabantaabo ee xaalada abaarta la xidhidhay oo xalay u hoyday magaalo Madaxda Togdheer ee Burco ayaa saaka kulan balaadhan la qaatay odayaasha, aqoonyahanka, xildhibaanada iyo waxgaradka  gobolka qaar ka mid ah oo ay ka wada hadleen xaalada guud iyo…

Read More