Madaxwayne Siilaanyo oo Loogu Baaqay in Labada Doorasho Mar la wada Qabto
Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa aqalka Gollaha Wakiiladda Somaliland ee Doorashadda soo socota,ayaa muujiyay suura-galnimadda inay doorashadda Madaxtooyadda uu dib-u-dhac ku yimaaddo,marka la-eeggo xaaladda abaareed ee uu Dalka waajahayo oo maalinba ta xigta kasii kululaanaysa. Dr.Maxamed Xasan Finad,ayaa usoo jeediyay Madaxweyne SIILAANYO in haddii uu dib-u-dhaasi yimaaddo uu soo saaro wareegto uu labadda Doorasho…
