Maareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo Xilka Uu Doonayo Inuu Qabto & Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay
Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Maareeye-xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, isagoo haya xilkii. Mustafe Qodax, oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ku sugan u waramay wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay, wuxuu xaqiijiyay inuu Muqdisho u tagay ka mid noqoshada baarlamaanka…
