Wasiirka Madaxtooyada, ahna ku simaha Gudoomiyaha Guddida Abaaraha, oo deeq isugu jirta Raashin iyo Bal kala wareegeen Guddida Taakulaynta abaaraha ee Gobollada Galbeedka ee Awdal, Gabiley iyo Selel DAAWO/SAWIRO
Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, ahna ku simaha Gudoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Abaaraha Somaliland, oo ay wehelinayaan Xubnaha guddida abaaruhu waxay deeq isugu jirta Raashin iyo Bal ama Caws kala wareegeen maanta Guddida Taakulaynta Gobolada Galbeedka Somaliland ee Awdal, Gabiley iyo Selel. Kulankaas oo ka qabsoomay…
