Qoraa & Macallin Siciid Maxamuud Gahayr oo Loo Aqoonsaday Maxbuuska Sannadka ee Dunida Sharci-darro ugu Xidhan
Hague 13.November 2016 (SDN/QJ):-Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo sidoo kale ah Abwaan iyo Macallin wax ka dhiga Dugsiyada sare ee dawladda ee magaalada Hargeysa oo dhawrkii bilood ee ugu dambeeyey ku xidhan magaalada Hargeysa, ayaa loo aqoonsaday Qoraaga sannadkan sharci-darro ugu xidhan dunida, waxaana Xukuumadda Somaliland iyo Hay’adaha Garsoorka dalka loogu baaqay inay xorriyaddiisa u…
