Xaqiiqooyin Ku Lammaan Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Donald Trump: Noloshiisii Hore, Hantidiisa, Muxuu Ka Aaminsan Yahay Muslimiinta Iyo Gaar Ahaan Soomaalida
San Bernardino 11.November 2016 (SDN/QJ):- Donald John Trump oo ah maal-qabeenka reer Maraykan ee shalay ku guulaystay talada waddanka adduunka ugu tunka weyn ee Maraykan waxa lagu tilmaamaa shakhsiyad layaab badan oo in badan laga faalloodo. Maal-qabeenkan mawaaqiftiisa iyo siyaasadihiisu layaabka badan ku rideen caalamka ayaan isku dayi doonaa in aan akhristayaasheena sharafta mudan la…
